Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

0
Monday January 27, 2014 - 20:25:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk

    Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo Hargeisa(xogreebnews.com-Gudoomiyahii Sadexaad ee Xisbiga Ucid Mujaahid Cali Guray oo soo gadhay London Fariin u DIray Bulshawaynta Somaliland ee ku dhaqan Uk Waxa Caasimada wadankan uk soo gadhay mujaajid Cali Gurey oo ah gudoomiyaha sadexaad ee xisbiga ucid gudoomiyaha oo u waramaya warbaahinta ayaa waxa uu shegay in u boqashadisu ay ku salaysan tahay marti qaad uu ka helay jaaliyada somaliland ee ku dhqan Uk.
Gudoomiyaha sadexaad mudane mujaahid cali gurey ayaa uga mahad celyey soo dhaawaynta uu kala kulmay jaaliyada waxana uu shegay in u mudo gaban ku sugnaan doono wadankan uk una boqan dono dhamaan gobalada wadankan uk .waxa kale oo uu baaq u diray tageerayasha xisbiga ucid inay mujiyaan isku dubnida iyo tageerida xisbiga ucid oo dhawaan uu la kulmi dono waxii talo iyo farina,u soo mariya Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Cabdilaah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured