Mareykanka oo sheegtay weerarkii diyaaradaha shalay ka dhacay Shabeelada Hoose

0
Monday January 27, 2014 - 19:35:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 962
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo sheegtay weerarkii diyaaradaha shalay ka dhacay Shabeelada Hoose

    Kismaayo(xogreebnews.com-Dowlada Maraykanka ayaa sheegatay in diyaaradaheedu ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com-Dowlada Maraykanka ayaa sheegatay in diyaaradaheedu ay Kismaayo(xogreebnews.com-Dowlada Maraykanka ayaa sheegatay in diyaaradaheedu ay gaysteen weerarkii shalay galab ka dhacay agag gaarka deegaanka Sablaale ee lagu bartilmaamaydsaday saraakiil sar sare oo ka tirsan xarakada Alshabaab.Sarkaal ka tirsan Wasaarada Difaaca ee Mareykanka oo u waramay Fox News ayaa sheegay inuu jiro weerarkaas laguna bartilmaamaydsaday saraakiil sar sare oo ka tirsan Alshabaab isagoo xusay in wali aan laga haynin wax faahfaahin ah khasaaraha duqayntaas ka dhashay.

Dhanka kale wararkii ugu dambeeyay ee laga helo weerarkaas ayaa sheegaya in duqayntaas lagu dilay sarkaal Alshabaab u qaabilsanaa waaxda caafimaadka laguna Axmed cabdiqaadir Cabdullaahi(Camo isku dhuuq) iyo darawalkiisii oo magaciisa lagu sheegay Mohamed Abdullaahi.Alshabaab wali wax hadal ah kama soo saarin weerarkan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured