Golaha Wasiiradda Somaliland oo shir deg deg ah galay goor dhaweyd

0
Monday January 27, 2014 - 14:51:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 914
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiiradda Somaliland oo shir deg deg ah galay goor dhaweyd

    Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiiradda Somaliland ayaa la sheegay in ay shir deg deg ah u breakinfadhiyaan Qasriga madaxtooyadda kaasoo aan illaa hada la ogayn ujeedadiisa rasmiga ah ee dhalisay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Golaha wasiiradda Somaliland ayaa la sheegay in ay shir deg deg ah u breakinfadhiyaan Qasriga madaxtooyadda kaasoo aan illaa hada la ogayn ujeedadiisa rasmiga ah ee dhalisay. rasmiga ah ee dhalisay.
Wariyayaal ka soo dareeray fadhigii Golaha Wakiiladda ee maanta ayaa ku war helay Wasiiradda Xukuumadda talada haysa oo ku qul qulaya Qasriga, halkaas oo markii la dhaga dhageeyey lagu ogaaday in shir aan caadi ahayn loogu yeedhay.
Ma jiraan illaa hadda tibaaxo iftiimin kara nooca shirka Golaha wasiiraddu galeen, ma jiro wasiir Telefoonkiisa gacantu furan yahay oo wax laga weydiin karo kulankan deg dega ah, hase yeeshee Farriinnews.com waxa ay diiradda ku haysaa wax aka soo bixi doona, iyadoo aanu si toos ah idiinku soo gudbin doono.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa safar nasasho iyo Caafimaad ah ku jooga Dalka Ingiriiska halkaas oo lagu wado in uu ku sii sugnaan doono toddobaadka soo socda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured