Wasiirka Madaxtooyada Oo Si Weyn Uga Cadhooday Hadalkii Shalay Kasoo Yeedhay Xildhibaan Rayte,Ash-Ka-tona Kula Dhex-Dhacay Odayaal Beeshooda Ah:

0
Sunday January 26, 2014 - 20:46:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada Oo Si Weyn Uga Cadhooday Hadalkii Shalay Kasoo Yeedhay Xildhibaan Rayte,Ash-Ka-tona Kula Dhex-Dhacay Odayaal Beeshooda Ah:

    Hargeisa(xogreebnews.com-sida ay ilo-wareedyo looga qaateen ahii ay uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com- wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-sida ay ilo-wareedyo looga qaateen ahii ay uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com- wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka Hargeisa(xogreebnews.com-sida ay ilo-wareedyo looga qaateen ahii ay uu sheegen shabakadda warar ee xogreebnews.com- wasiirka madaxtooyada xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan dalka faransiiska ayaa si weyn uu dhibsaday hadal kasoo yeedhay maalinti shalay xildhibaan kasoo jeeda beeshooda,kaaso sheegay in muddo saddeex sanno ah ay ku yeesheen beesha ay kasoo jeedan,milyaneero ka taajiray hantiida ummadda.
hadaba waxaay wararku tibaaxeen,in wasiir xirsi uu ilaayo xalayto khadka telefoonka kolba kula soo hadlaayay wax-garadka beesha uu kasoo jeedo,oo si weyn uga cawday xildhibaan oo uu wasiirku sheegay in uu isaaga uu jeeday xildhibaanku,waxaa kalo oo ay warar intaas raaciyeen,in wasiirku odayaasha ka coka dsaday inay ninkaas laga qabto madaxweyne siilaanyo uu oo tilmaamay in ka seexan wayay odaygu.

wasiirka madaxtooyada ayaan oggooleyn cid kasoo hor-jeesata madaxweyne siilaanyo,khaasatana beeshooda,muddo laga jooga 10 bilood ayuu wasiirkua amarku bixiiyay in xabsiga la dhigo aqoon yahan fikirkiisa ku cabira warbaahinta aqoon yahan jaamac cilmi jiir,oo hada ku jiraa xabsiga mandheera,waxaana si weyn loga dayriiy xaaladiisa caafimaadk,ee aqoon yahanka oo liita
lama ogaa halka uu saldhigii doona dagalkan siyaasadeed ee ka dhex taagan xildhibaanka iyo wasiirka oo isku beel ah:
xogreebnews.com-office-Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured