"qolooyinka ay muraayaduhu,ka xummaadeen ee ay ka jajabeen, ee arkii la" wanaaga iyo horumarka ka socda dalka,waxaan uu sheegaya in ay dalka ka furaan yihiin dalka tukaamo lagu ibiyo muraayadaha""wasiirku xigeenka warfaafinta iyo dhaqan

0
Sunday January 26, 2014 - 17:12:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1008
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "qolooyinka ay muraayaduhu,ka xummaadeen ee ay ka jajabeen, ee arkii la" wanaaga iyo horumarka ka socda dalka,waxaan uu sheegaya in ay dalka ka furaan yihiin dalka tukaamo lagu ibiyo muraayadaha""wasiirku xigeenka warfaafinta iyo dhaqan

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir ayaa si weyn uga difaacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir ayaa si weyn uga difaacay Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka somaliland cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir ayaa si weyn uga difaacay xukuumada uu hoggaamiyo,madaxweyne siilaanyo,eedaha loga jeedinaayo wada-hadalada uu dheexay somaliland iyo dawlada somaliya,wasiirka oo maanta uu waramaayay warbaahinta ayaa tafaasil ka bixiyay dareenka saska ah ee ay asxaabta mucaaridku ka qaban qodobadii kasoo baxay shirkii turkiga,asaago ka hadlaaya.
waxaa uu yidhii"madaxweyne siilaanyo safarkii uu horeeyay ee uu ugu baxo-dibada gar ahaanna dalka jabuutu,waxaana soo dhoweeyay,dhigiisa,mudane Ismaacil Cumar Geele,sidaa kaleena, itoobiyana waxaa soo dhoweeyay,raysal-warihii wadankaas"wasiirku asaago ka hadlaaya "cilaaqaadka somaliland ay la leedahay aduun-weynaha waa mid sii kordhaaya"shirarka somaliya waxaa lagu furay tallo qaran,waxaana kow ka ahaa,asxaabta mucaaridka ah,oo qayb ka ahaa lakin,markaan la socdana way saxan yihiin markaan ka hadhana waxba kama jiraan weeye waa looga wacan yahay,shirka turkigu waxaa ka qayb-galay oo waftiga qayb ka ahaa labada gole ee guurtida iyo wakiilada,xukuumaduna iyaada masuul ka tahay masiirka ummada.

wasiirku isaago hadalo duur-xul ah uu jeedinaayo mucaaridka waxaa uu yidhii"qolooyinka ay muraayaduhu,ka xummaadeen ee ay ka jaajabeen, ee arkii la wanaaga iyo horumarka ka socda dalka,waxaan uu sheegaya in ay dalka ka furaan yihiin dalka tukaamo lagu ibiyo muraayadaha"
waxaa kaloo uu xusay wasiirku inuu madaxweyne siilaayno uu ku guulaystay,dhamaan beelihii wax tabanaayay,sidoo kaleena guulo laga gaadhay gobolada barri oo guul kusoo dhamaaday
xogreebnews.com-office Hargeisa





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured