Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Oo Si Mug-leh Uga Difaacay Eedaha Musuq-Maasuq Ee Ay Mucaaridka Uu Jeediyeen Xukuumada.

0
Sunday January 26, 2014 - 17:05:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1289
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirku Xigeenka Warfaafinta Oo Si Mug-leh Uga Difaacay Eedaha Musuq-Maasuq Ee Ay Mucaaridka Uu Jeediyeen Xukuumada.

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirku xigeenka warfaafinta ahna ku simaha wasiirka warfaafinta iyo dhaqan Cabdi Waaxid Cabdi raxmaan Cabdi qaadir,ayaa maanta si

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirku xigeenka warfaafinta ahna ku simaha wasiirka warfaafinta iyo dhaqan Cabdi Waaxid Cabdi raxmaan Cabdi qaadir,ayaa maanta si Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirku xigeenka warfaafinta ahna ku simaha wasiirka warfaafinta iyo dhaqan Cabdi Waaxid Cabdi raxmaan Cabdi qaadir,ayaa maanta si miisaaman ugu jawaabay,eedaaha ay xisbiyada mucaaridku uu jeediyeen,xukuumada siilaanyo.wasiirka oo maanta shir jaraa"id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa waxaa ugu jawaabay qaab aan loga baran siyaasiyiinta somaliland,waxaana laga dheehanaayay hadalkiisa mid ku salleeysan edaab iyo diblumaasiyad,ugu horey wasiirku waxaa uu ka hadlay in anay jirin wax musuq-maasuq ah oo ay ku tallaabsaday,xukuumada uu hoggaamiyo maxadweyne siilaanyo,asaago wasiirku ka hadlaayana yidhii"maanta mudaadi ay xukuumadani jirtay laba jeer ayaa mushaharka loo kordhiyay,hadii uu musuq-maasuq jiro maynaan bixiinen musharka askarta,waxa kaleeto daayo darajada ciidamada ayaa soo kordhisay,todoba milyan oo doolar hoggaamiyaha wanaagsan waxaa lagu madaxweyne siilaanyo marku oloolaha uu ku jiray waxaa uu ummadda uu ballaan qaaday hadda wuu fuuliyay,taasina waxaay ku tuseysaa sidaa uu daacada uga yahay wixii uu ballaan qaaday"

sidoo kale waxaa uu wasiirku ka uu sheegay marka cid la dhaliilaayo waxaa ka horeysa in qofka uu iska ilaaliyo waxaa dadka kala fogeeynaaya asaago ka
hadlaayana uu yidhii:"dadka waa wadaa walaalo markaad maanta cid wax ka sheegto berrina,waa wax ku yaalla oo ku rikoodh-garaysan oo berri waa laguugala xisaabtami doona if iyo aakhiiraba,waxaana wanaagsan in dadka laysu soo dhoweeyo oo laga baxo qabyaalada xukuumadu waxaay heeshiisiisay dhamaan cid kastoo wax kala tirsaneeysay oo ay walaaleeysay,
taasina waa guul iyo waajib saarra ilaahaybaana kala xisaabtamaaya,balse markay mucaaridku waayeen meel ay ka dhaliilaan ayay ku gabanayaan,musuq-maasuq an jirin ayuu yidhii wasiirku.
xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured