ENG-MAXAMED XAASHI OO TILMAAMAY INAY XUKUUMADU FARO-GELIN KU HAYSO XISBIGA UCID,BULSHADANA UGU BAAQAY INAY TAAGEERAAN,SIDOO KALE WAXAA UU WAXABA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY HEESHIISKII XUKUUMADU LA GASHAY SOMALIYA

0
Sunday January 26, 2014 - 09:34:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 942
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ENG-MAXAMED XAASHI OO TILMAAMAY INAY XUKUUMADU FARO-GELIN KU HAYSO XISBIGA UCID,BULSHADANA UGU BAAQAY INAY TAAGEERAAN,SIDOO KALE WAXAA UU WAXABA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY HEESHIISKII XUKUUMADU LA GASHAY SOMALIYA

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirkii hore ee maaliyadda eng maxamed xaashi ayaa si weyn uu dhaliilay xukuumada siilaanyo kunaa canaantay wax-si daba marintaa iyo musuq maasuqa maxamed xaashi oo maanta ka hadlaayay munasibaad uu xisbiga ucid maanta ku q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirkii hore ee maaliyadda eng maxamed xaashi ayaa si weyn uu dhaliilay xukuumada siilaanyo kunaa canaantay wax-si daba marintaa iyo musuq maasuqa maxamed xaashi oo maanta ka hadlaayay munasibaad uu xisbiga ucid maanta ku qaabtay Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirkii hore ee maaliyadda eng maxamed xaashi ayaa si weyn uu dhaliilay xukuumada siilaanyo kunaa canaantay wax-si daba marintaa iyo musuq maasuqa maxamed xaashi oo maanta ka hadlaayay munasibaad uu xisbiga ucid maanta ku qaabtay hargeisa,ayaa si xoogleh uga cadhooday dagaalka ay xukuumadu ku hayso xisbiga ucid.
sidaasna waxaa uu ku sheegay mar uu maanta ka hadlay xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay xisbiga ucid uu qabteen taageerayaal kasoo baxay,kulmiye iyo ururadi hadhay,eng maxamed xaashi waxaa uu tilmaamay sidaa yasidda ah ee maamulka somaliya ay uu xaqiireen xasuuqii loo geystay shacabka somalilandsaago ka hadlaayana waxaa uu yidii"intay hor fadhiisteen meel cidlaah nin la ilaaliyo,oo ahaa ninkii uu doodaayay dadkii xaquuqay dadkeeni ee cali samatar lahaa waa bilaa danbi ayaay leeyihiin waanu la garnaqsaneynaa"waxaa uu intaas raaciyay,"waxaaba kasii daran nin aan gar-waaqsan wixii uu kuu geystay sidaad ula heeshin-kartaa,hawada iyo bada iyo xuduudaha ,midna lama taabto aduunka ayuu yidhii maxamed xaashi"

waxaa kaloo oo uu raaciyay intaas"markay diyaaraduhuu ina duqeynaayeen maxa walaalahen n u noqon waayeen intay leenahay walaalahayaaga somaliya"asaago hadalkiisa sii wataa waxaa uu yidhii ma caq-baleyno cid kasto kusoo duusha ummada,sidoo kale waxaa uu baaq u diray barlamaanka iyo labada xisbi mucaarad, oo ay sheegen,in laga wadaa tashado ayaaha umada

intaas waxaa uu ku daray maxamed xaashi in dagaal lagu hayo xisbiga ucid oo uu sheegay in hawlihii loo doortay inay kaaga mashquushay cayda iyo aflagaagada ucid sidoo kale waxaa uu ka codsaday labada xisbi ina go"aan kasoo saaran wada-hadalada somaliland iyo somaliya
xogreebnews.com-office -Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured