XILDHIAAN JAAMAC RIYO,OO SHEEGAY IN DAGAAL LAGU HAYO ABWAANADA IYO FANAANIINTA UNASOO JEEDIYAY IN LASOO BANDHIGA XAQA,

0
Sunday January 26, 2014 - 09:26:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 992
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XILDHIAAN JAAMAC RIYO,OO SHEEGAY IN DAGAAL LAGU HAYO ABWAANADA IYO FANAANIINTA UNASOO JEEDIYAY IN LASOO BANDHIGA XAQA,

    Hargeisa(xogreebnews.com-xildhibaan jamaac riyo oo maanta hadal kooban ka jeediyay munaasibad uu xisbiga ucid maanta u qabtay qaar ka mid ahaa masuuliyiin kasoo diga rogatay xisbiga kulmiye iyo kuwo iyaaguna ka mid ahaa masuuliyiintii siyaasiyiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-xildhibaan jamaac riyo oo maanta hadal kooban ka jeediyay munaasibad uu xisbiga ucid maanta u qabtay qaar ka mid ahaa masuuliyiin kasoo diga rogatay xisbiga kulmiye iyo kuwo iyaaguna ka mid ahaa masuuliyiintii siyaasiyiinta somaliland Hargeisa(xogreebnews.com-xildhibaan jamaac riyo oo maanta hadal kooban ka jeediyay munaasibad uu xisbiga ucid maanta u qabtay qaar ka mid ahaa masuuliyiin kasoo diga rogatay xisbiga kulmiye iyo kuwo iyaaguna ka mid ahaa masuuliyiintii siyaasiyiinta somaliland waxaanu xildhibaanku si weyn uga digay wax yeelooyinka lagu hayo in-dheer-garadka wadanka asaago ka hadlaayo waxaa uu yidhi
"waxaan la yaabanay sida ba"an ee weerarka loogu hayo abwaanada iyo wax garadka wadan oo aynu arkayno maanta axmed aw-geedi oo markii uu tiriyay maansadii DIIR oo dhib weyni kasoo gaadhay,uu shaqaadi kagaag tagay,taasina waxaay ka mid tahay sidaa loo bartilmaameed-saanaayo qofka fikirkiisa sii sax ah uu dhiibtaa"abwaanka ayaa bulshada iyo fanaaniinta ugu baaqay inay ka hadlaan dulmiga xukuumada,saago ka hadlaayana waxaa uu yidhii"maha fanaaniinti inay baadhiyaada ka heesan waa inay ka hadlaan,dulmiga lagu hayo ummada "ayuu yidhii abwaan jaamac riyo

xogreebnews.com-office-Hargeisa





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured