AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO TILMAAMAY IN MAAMULKA SIILAANYO KU FASHILMAY HOGAAMINTII WADANKA,TV-GII QARANKUNA NOQDAY MEEL LAGA CAAYO MUJAAHIDINTII WADANKA USOO HALGANTAY,IYO ASXAABTA MUCAARIDKAA AH

0
Saturday January 25, 2014 - 21:25:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1020
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AQOON YAHAN JAMAAL CALI XUSEEN OO TILMAAMAY IN MAAMULKA SIILAANYO KU FASHILMAY HOGAAMINTII WADANKA,TV-GII QARANKUNA NOQDAY MEEL LAGA CAAYO MUJAAHIDINTII WADANKA USOO HALGANTAY,IYO ASXAABTA MUCAARIDKAA AH

    Hargeisa(xogreebnews,com-musharaxa jagada madaxtimada ee uic aqoon yahan jamaal cali xuseen oo maanta ka hadlay munaasibad ay kusoo biiraayeen xubno ka mid ahaa xisbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews,com-musharaxa jagada madaxtimada ee uic aqoon yahan jamaal cali xuseen oo maanta ka hadlay munaasibad ay kusoo biiraayeen xubno ka mid ahaa xisbiga Hargeisa(xogreebnews,com-musharaxa jagada madaxtimada ee uic aqoon yahan jamaal cali xuseen oo maanta ka hadlay munaasibad ay kusoo biiraayeen xubno ka mid ahaa xisbiga kulmiye,iyo urur siyaasadeedkii ummadaiyo dalsan ayaa si weyn u dhaliilay xukuumada siilaanyo oo ay sheegen,in ay ku fashilmeen hogaamintii kulmiye.
aqoon yahanka jamaal ayaa tilmaamay in Tv-ga qaranku malaayiin doolar uu isticmaalo cayda iyo af-laagadada xisbiyaada mucaaridka ah,sidoo kale waxaa uu xukuumada kula taliyayinay ka waantowdo beenta iyo boro-bogaandaada asaago ka hadlaayana waxaa uu yidhii'maanta tv-gii qaran iyo idaacadii waxaa ka socdaa waad araagtaan waxaanu ka miisaaniyad badan yahay afar wasaaradood,"waxaa uu intaas raaciyay musharaxu-inay iskaashan doonaan xisbiga wadani

xogreebnews.com-office-Hargeisa




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured