CABDI RAXMAAN CABDI QAADIR OO TILMAAMAY INU CALI GURAY HORE U SHEEGAY INUU SIILAANYO BILAA ABAAL AHAA WALIGIIBA,TILMAAMAYNA HADDI MAR DANBE LA DOORTO AY SHABABKU DAALIMIIN YIHIIN,BAAQNA U DIRAY ASXAABTA UICD IYO WADDANI IANY KALA GAADHAN LABADA DAAMOOD EE BURCO

0
Saturday January 25, 2014 - 21:13:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    CABDI RAXMAAN CABDI QAADIR OO TILMAAMAY INU CALI GURAY HORE U SHEEGAY INUU SIILAANYO BILAA ABAAL AHAA WALIGIIBA,TILMAAMAYNA HADDI MAR DANBE LA DOORTO AY SHABABKU DAALIMIIN YIHIIN,BAAQNA U DIRAY ASXAABTA UICD IYO WADDANI IANY KALA GAADHAN LABADA DAAMOOD EE BURCO

    ,"cabdi raxmaan cabdi qaadir asaago hadalkiisa sii wato uu yidhii"xukuumaduu waxaay dooneysaa inay dalka ka rido dagaal sokeeye,burco labada daamood waxaay ka hurineysa,xukuumadu dagaal oo ay isaaga hor keento barri iyo galbeed dadka ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,"cabdi raxmaan cabdi qaadir asaago hadalkiisa sii wato uu yidhii"xukuumaduu waxaay dooneysaa inay dalka ka rido dagaal sokeeye,burco labada daamood waxaay ka hurineysa,xukuumadu dagaal oo ay isaaga hor keento barri iyo galbeed dadka ayaa gobba"waxaanu cabdi raxmaan asxaaabta mucaarid ka ah ee wadani iyo ucid uu ugu baaqay inay ariintaas ka hawl-galaan Hargeisa(xogreebnews.com cabdi raxmaan cabdi qaadir oo maanta ka hadlay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo ay xisbiga ucid kusoo biraayeen xubno ka mid ahaa kulmiye iyo ururaadi ummada iyo dalsan.cabdi raxmaan ayaa si weyn uu tilmaamay musuq-maasuqii ba'ana ee ay ku talaabsadeen xisbiga ucid.
cabdi raxmaan cabdi qaadir ayaa sidoo kale ka dhawaaji-yay in xukuumadu anay dib oo danbeysa doorasho ugu guuleysan karin balse ay car-qaladaynayso inay doorasho dalka ka dhacdo.asaago ka hadlaaya waxaa uu yidhii"maanta kulmiye dooraasho danbe oo uu helaya ma jirto balse waxaa uu burburin ka dhex wadaa asxaabta mucaarid ah,"cabdi raxmaan cabdi qaadir asaago hadalkiisa sii wato uu yidhii"xukuumaduu waxaay dooneysaa inay dalka ka rido dagaal sokeeye,burco labada daamood waxaay ka hurineysa,xukuumadu dagaal oo ay isaaga hor keento barri iyo galbeed dadka ayaa gobba"waxaanu cabdi raxmaan asxaaabta mucaarid ka ah ee wadani iyo ucid uu ugu baaqay inay ariintaas ka hawl-galaan

hadalka cabdi raxmaan oo aad u dheeraa ka mid ahaa "ilaahay ma waxaad ii garatay in xukuumadii ugu musuq-maasuqa badney,ugu qaraabo kiilka badneyd,tii ugu eexaashada badneyd,ugu qabyaalada badney,ilaahayow maa taasaad ii garatay"waxaa uu intaas raaciyay ina cabdi qaadir, in hogaankii kulmiye uu ku fashiilmay isla markaasna la garan la"yahay cida maamusha,oo uu madaxweyne siilaanyo madaxa-isaagu gaaraaco dad moodaaya inay cidla maamu-laan.
xogreebnews.com-Hargeisa-office




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured