MAXAMED ISXAAL OO KA MID AH,MADASHA TOOSINTA QARAN OO TILMAAMAY INUU BA'AABA'AY XISBIGII KULMIYE,SHEEGAYNA INUU SIILAANYO QAADAY DARIIQII LAGAAGA TUURAY SIYAAD BARRE.

0
Saturday January 25, 2014 - 20:52:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAXAMED ISXAAL OO KA MID AH,MADASHA TOOSINTA QARAN OO TILMAAMAY INUU BA'AABA'AY XISBIGII KULMIYE,SHEEGAYNA INUU SIILAANYO QAADAY DARIIQII LAGAAGA TUURAY SIYAAD BARRE.

    Hargeisa(xogreebnews.com masuul ka tirsan odayaasha madasha toosinta qaranka ayaa si weyn uga digay inuu taladii wadanku gacanta u gashay kooxo aan loo dooran isla markaasna uu dalku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com masuul ka tirsan odayaasha madasha toosinta qaranka ayaa si weyn uga digay inuu taladii wadanku gacanta u gashay kooxo aan loo dooran isla markaasna uu dalku Hargeisa(xogreebnews.com masuul ka tirsan odayaasha madasha toosinta qaranka ayaa si weyn uga digay inuu taladii wadanku gacanta u gashay kooxo aan loo dooran isla markaasna uu dalku bad-baado u baahan yahay , sidoo kale waxaa uu tilmaamay in u baaba"ay xisbul xaakimka kulmiye,maxamed isxaal waxaa uu sidaas ku sheegay mar uu maanta kasoo qayb galay,xaflad soo dhoweyn ah oo xisbiga ucid maanta u qaabtay taageerayaal kosoo biray.
dhanka waxaa uu maxamed ka digay in dalka lagu khaal-khaaliyo,wax-qabad been ah ,waxaa kalo oo uu iftiimiyay mujaahidku in xukuumada siilaanyo ay ka leexatay dariiqi loo doortay ,dadkana ay la guudboon tahay inay ka tashadaaan xukuumadan oo uu tilmaamay in musuq-maasuq gaadhay heer sare

xogreebnews.com-office Hargeisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured