GUDDOOMIYIHA XISBIGA UCID OO BAAQ CULUS U DIRAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUUD UNAA SHEEGAY IN ANAY WAXBA KA SOCONEYN HEESHIISKII TURKIGA,

0
Saturday January 25, 2014 - 19:42:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1000
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDDOOMIYIHA XISBIGA UCID OO BAAQ CULUS U DIRAY MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA XASAN SHEIKH MAXAMUUD UNAA SHEEGAY IN ANAY WAXBA KA SOCONEYN HEESHIISKII TURKIGA,

    Hargeysa(xogreebnews.com-Eng faysal cali waraabe ayaa baaq culus u diray dalwada somaliya waxaa kaloo u sheegay in anay waaxba ka jirin heeshiskii ay dawladu la gash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Eng faysal cali waraabe ayaa baaq culus u diray dalwada somaliya waxaa kaloo u sheegay in anay waaxba ka jirin heeshiskii ay dawladu la gash Hargeysa(xogreebnews.com-Eng faysal cali waraabe ayaa baaq culus u diray dalwada somaliya waxaa kaloo u sheegay in anay waaxba ka jirin heeshiskii ay dawladu la gashay xukuumada taagta daran ee somaliya ,waxaanu tilmaamay in xasuuqii ay dawlada soomaliya ay ka gaashay shacabka somaliland ay la sintay soomalida kale, Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlayay Munaasibad xisbigiisu u qabtay taageerayaal ku soo biiray, ayaa Madaxwaynaha cusub ee Puntland uga digay inuu faro-gelin ku soo sameeyo gobollada Sool iyo Sanaag ee Somaliland.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, oo arrimahaa ka hadlayaa waxa uu yidhi “Madaxwaynaha Afraad ee Puntland waxa uu ololaha ku galay Sool iyo Sanaag, waxaan leeyahay Cabdiweli Sool iyo Sanaag waxa leh dadkii lahaa, waxaa lagaa rabaa saddexdii Madaxwayne ee kaa horeeyay wanaaggii ay keeneen inaad wax ku darto, maaha inaad dagaal keento, dagaalna waad ogtahay oo wiil kuma dhashee, wiilbaa ku dhinta, annaguna waanu idiin sheegnay oo shaf la cuno ma lihin ee dhabar la cuno ayaanu leenahay, inta aanu sii jeedno waydun na cuni, laakiin markaanu soo jeedsano waad na taqaanaan”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured