Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo La Sheegay Inuu Hargeysa Degaayo Kana Xukumi Doono Burco.

0
Saturday January 25, 2014 - 19:36:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 928
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Oo La Sheegay Inuu Hargeysa Degaayo Kana Xukumi Doono Burco.

    Burco( xogreebnews.com) Waxaa soo baxaaya warar sheegaya oo ku tidhi-kuteen ah in badhasaabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed Muuse Diiriye Uu degi doono magaalada Hargeysa guri ku yaala 26 June waxaana wararku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco( xogreebnews.com) Waxaa soo baxaaya warar sheegaya oo ku tidhi-kuteen ah in badhasaabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed Muuse Diiriye Uu degi doono magaalada Hargeysa guri ku yaala 26 June waxaana wararku Burco( xogreebnews.com) Waxaa soo baxaaya warar sheegaya oo ku tidhi-kuteen ah in badhasaabka cusub ee gobolka togdheer Mudane. Maxamed Muuse Diiriye Uu degi doono magaalada Hargeysa guri ku yaala 26 June waxaana wararku intaa ku daryaan in aanu haysan meel uu dego gobolka togdheer guriyihii dawladana ay degen yihiin dad shacab ah waxaana ka mida ah dadka degen gurayaha dawlada ee aan ilaa hada Waxa laga qaban badhasaab ku Xigeenkii hore ee gobolka togdheer Guleed samatar waxaanu gundhada u fadhiya gurigii badhasaabka taasina waxay sababtay Inuu badhasaabka cusubi ka warwareego u guurida meesha Xilka looga magacaabay.

Badhasaabkii hore ee gobolka togdheer Xamarji ayaa Isna dhibatan ku Qabay magaalada Burco waxaanu ka Degana dad shacabka ilaa hada degen guryihii dawlada gaar ahaan Kuwa badhasaabada gobolka togdheer.
Si kastaba ha noqotee arinkan ayaa ku soo beegmaya yadoo gobolka togdheer aad loogu diyaar garoobay soo dhawaynta Gudoomiyaha Cusub waxaana aad ku arkaysa meelaha laga soo galo caasimada gobolka togdheer ee Burco badhasaabka cusub oo Astaan uu ku lifaaqan yahay sawirkiisu lagu dhejiyay,Taas oo loogu talo galay soo dhawaynta badhasaabka cusub.
Burco/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured