TAAGEERAYAAL KASOO BAXAY XISBIGA KULMIYE,IYO MASUULIYIIN KA TIRSANA URURADII HADHAY OO SI RASMI AH UGU BIIRAY XISBIGA UCID TAASO RUXDAY XUKUUMADA IYO XISBIGEEDA.

0
Saturday January 25, 2014 - 19:23:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TAAGEERAYAAL KASOO BAXAY XISBIGA KULMIYE,IYO MASUULIYIIN KA TIRSANA URURADII HADHAY OO SI RASMI AH UGU BIIRAY XISBIGA UCID TAASO RUXDAY XUKUUMADA IYO XISBIGEEDA.

    Hargeisa(xogreebnews.com-munaasibad si weyn loo soo agaasimay lona qabta qar ka mid ahaa masuuliyiinta ururadii ummada iyo dalsan iyo waliba xildhibaano,ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga ucid ,munaasibadaas oo ka dhacday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-munaasibad si weyn loo soo agaasimay lona qabta qar ka mid ahaa masuuliyiinta ururadii ummada iyo dalsan iyo waliba xildhibaano,ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga ucid ,munaasibadaas oo ka dhacday magaalada Hargeisa gaar ahaana Hoteel AMBASSADOR ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiir ka Hargeisa(xogreebnews.com-munaasibad si weyn loo soo agaasimay lona qabta qar ka mid ahaa masuuliyiinta ururadii ummada iyo dalsan iyo waliba xildhibaano,ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa si rasmi ah ugu biiray xisbiga ucid ,munaasibadaas oo ka dhacday magaalada Hargeisa gaar ahaana Hoteel AMBASSADOR ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin uu ka mid yahay wasiir ka maaliyadda horee eng maxamed xaashi cilmi,iyo siyaasi cabdi raxmaan cabdi qaadir oo ka mid ahaan jiray gudoomiye ku xigeen ka kowaad ee xisbiga kulmiye,abwaan cabdi qays iyo waliba xildhibaan jaamac riyo, ah abwaan si weyn looga yaqaano dalka culimo awdiin aqoon yahano faro badan.ugu horey waxaa madashaas ka hadlay marwo faadumo siciid ibraahin oo ah xog-hayaha maaliyada ee xisbiga ucid,marwadu waxaay si weyn isoo dhoweeysay taageerayaasha cusub ee kusoo diga rogtay xisbiga ucid,waxaanay ka dhawaajisay inay niyad saafi ah kusoo dhoweeyna yaan taageerayaasha cusub,ee kasoo goostay asxaabta kale sidoo kale

Xafladda soo dhaweynta ayaa waxa hadallo ka jeediyay Guddoomiyaha xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe, oo soo dhaweeyay taageerayaasha cusub ee xisbiga ku biiray, waxaanu sheegay inay xisbi ahaan aad ugu faraxsan yihiin taageerayaasha ku soo biiray ee ka soo baydhay xisbiyada kale, waxaanu tafaasiil ka bixiyey marxaladihii xisbigu soo maray iyo sida xukuumaddu dagaalka ugu qaaday sidii ay u kala furfuri lahayd xisbiga UCID.
Guddoomiyaha UCID, ayaa sheegay in taageerayaashani ay cudud ku soo biirinayaan xisbiga UCID, isla-markaana ay guul u tahay guud ahaan taageerayaasha kale ee xisbigaasi oo helay hiil.
Musharaxa Madaxwaynaha ee xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen, isna halkaasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay taageerayashan, isaga oo markaa ka dibna xukuumadda u jeediyay eedaymo musuqmaasuq, waxaanu si gaar ah u taabtay telefiishanka qaranka.
Jamaal, waxa uu sheegay in taageerayashani yihiin kuwo wax badan ku soo kordhinaya xisbiga, maanta laga bilaabana ay la mid yihiin xubnaha kale ee xisbiga ka midka ah.
sidoo kale xukuumada siilaanyo ayaa saas ka qaaday tageerayaashan,
Munaasibaddan oo ay sidoo kale ka hadleen xildhibaan Jaamac Faarax Axmed (Jaamac Riyo) iyo qaar ka mid ah taageerayaasha xisbigaasi, ayaa waxa kale oo hadallo ka jeediyay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, oo xukuumadda ku eedeeyay maamul xumo iyo wax isbada marin, sida uu sheegay.,
Xogreebnews.com-office Hareisa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured