KUMANAAN KA TIRSAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE OO MAALINTA BERRI AH KU BIIRI-DOONA XISBIGA UCID,QABAN-QAABADA SOO DHOWEYNTA OO RUXDAY CAASIMAADDA.

0
Friday January 24, 2014 - 21:07:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KUMANAAN KA TIRSAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE OO MAALINTA BERRI AH KU BIIRI-DOONA XISBIGA UCID,QABAN-QAABADA SOO DHOWEYNTA OO RUXDAY CAASIMAADDA.

    Hargeisa(xogreebnews.com-qar ka tirsan taageerayasha xisbul xaakimka kulmiye ayaa u diga rogaan doona xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid,munaasibada soo dhoweynta ah ay u qaban doonaan ucid ayaasi weyn looga dareemaya caasimada,taaso sidaa ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-qar ka tirsan taageerayasha xisbul xaakimka kulmiye ayaa u diga rogaan doona xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid,munaasibada soo dhoweynta ah ay u qaban doonaan ucid ayaasi weyn looga dareemaya caasimada,taaso sidaa ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegen shabakada warar ee xogreebnews.com- Hargeisa(xogreebnews.com-qar ka tirsan taageerayasha xisbul xaakimka kulmiye ayaa u diga rogaan doona xisbiga cadaalada iyo daryeelka ee ucid,munaasibada soo dhoweynta ah ay u qaban doonaan ucid ayaasi weyn looga dareemaya caasimada,taaso sidaa ay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegen shabakada warar ee xogreebnews.com-waxaa ka mid ah xubno ka mid ah gollaha dhexe ee xisbiga kulmiye, uruuro taageera xisbul xaakimka,iyo masuuliyiinta qaybo ka mid magaalooyinka.

munaasibadan ayaa lagu qaban doona Hutel AMBASADOR waxaana la filayaa inay tani waji kale uu yeesho oo soo celiso,yiidi-diiladii xisbiga ucid iyo taageerayaashiisa,oo maalmaha an maqaal cid ku biirta ucid.
xukuumada ayaa maalmahanbaa ku mashquulsanayed sidii ay uu burburin lahayd xisbiga ucid iyaadoo dhaqaale tiro badan ku bixiisay sidii uu burburi lahaa,balse taageerayaashaan ayaa u quus-gooyn doona xisbuul xaakimka kulmiye oo ay muuraano hadeeyeen mudooyinkii u danbeeyayna la garan la"a cidaa dhabta ah ee hogaamisa
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nour cheif editor xogreebnews.com
c.casiis98@hotmail.com
Tel.0634144434



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured