MA DHABBA INUU XADHKAHA SOO GOOSTAY LIBAAXI INA WARAN-CADDE.

0
Thursday January 23, 2014 - 21:31:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MA DHABBA INUU XADHKAHA SOO GOOSTAY LIBAAXI INA WARAN-CADDE.

    Haregisa(xogreebnews.com- shacabka reer somaliland gaar ahaana caasimada Hargeisa ayaa xafadaha qarkood ay isla dhexmarayaan inuu xadhkaha soo goostay libaaxi waran cade ,ma cada balse, sidaa ilo lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haregisa(xogreebnews.com- shacabka reer somaliland gaar ahaana caasimada Hargeisa ayaa xafadaha qarkood ay isla dhexmarayaan inuu xadhkaha soo goostay libaaxi waran cade ,ma cada balse, sidaa ilo lagu Haregisa(xogreebnews.com- shacabka reer somaliland gaar ahaana caasimada Hargeisa ayaa xafadaha qarkood ay isla dhexmarayaan inuu xadhkaha soo goostay libaaxi waran cade ,ma cada balse, sidaa ilo lagu kalsoon yahay u sheegen shabakada warar ee xogreebnews.com inuu caawa fiidkii soo baxsaday libaaxii goosha ahaa.
waxanay warar intaas ku darayaan inuu soo raacay dooxa hoos maraa xafada u deegan yahay wasiir waran cade,mudo laga jooga afar sano ka hor ayuu libaaxiisu uu cunay gabadh dhali yaro ahaayd oo ay wadaa caweeynaayeen wiil kale, marar badan ayuu soo baxaday libaaxu balse may jirin wax dhibaato ah oo uu geeystay
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nour cheif editorxogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured