Madaxweynaha Somalia Oo ku hadaaqay Hadal Liddi Ku Ah Qarannimada Somaliland, Xilli Hogaamiyayaasha Somaliland-na Ka Soo Yeedhayso Walaalahayaga Somalia

0
Thursday January 23, 2014 - 18:57:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somalia Oo ku hadaaqay Hadal Liddi Ku Ah Qarannimada Somaliland, Xilli Hogaamiyayaasha Somaliland-na Ka Soo Yeedhayso Walaalahayaga Somalia

    Hargaysa(xogreebnews.com=Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia ee todobaadkan ka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com=Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia ee todobaadkan ka Hargaysa(xogreebnews.com=Madaxweynaha dowlada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Somalia ee todobaadkan ka dhacay dalka Turkiga ku tilmaamay inuu salka ku hayey midnimada Soomaaliya oo markale soo noolaata inuu bandhig u yahay wadahadalkan lala furay Somaliland
Madaxweynaha Somalia ayaa hadalkan ka sheegay barnaamij dood wadaag ah oo si toos ah uga baxa Telefishanka Universal, waxaanu tilmaamay in wadahadalada Somaliland iyo Somalia bundhig u yahay sidii loo heli laha midnimadii Somaaliyaa ee xili-hore burburtay “Wadahadalada aanu Somaliland la galay waxaa weeye in aanu soo celino midnimadii Somalia,Xukuumaddii naga horeysey ayaa bilowday, guusha la gaadheyna waa iyada oo si toos ah la isu soo hor-fadhiistay, taas oo aan hore u jirin, muhimadda wadahadalkaani waa in la helo Soomaaliya oo mid ah oo hal calan leh markaa Somaliland waxay noola mid tahay maamul-goboleedyada Soomaaliyeed oo kale.” Hadalka ka soo yeedhay Madaxweynaha dawlada Faderaalka ah ee Muqdisho, ayaa ku soo beegmaaya markii todobaadkan wadahadal ku dhex-maray wefti ka socda xukuumadda Somaliland iyo Somalia dalka Turkiga, isla markaana dhawaaqan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa meelka dhac ku ah qodobada heshiisyada wadahadalka salka u ahaa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured