KORMEER LA XIDHIIDHA XOGOGAAL U NOQOSHADA HAWLIHII WADOOYINKU HALKAY MARAYAAN GAAR AHAAN KUWA KA SOCDA GOBOLADA GALBEED OO AY MAANTA SOCDAAL KU TEGEEN WASIIRU-DAWLAHA MADAXTOOYADA, MAAREEYAHA WADOOYINKA IYO AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA.

0
Wednesday January 22, 2014 - 19:56:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KORMEER LA XIDHIIDHA XOGOGAAL U NOQOSHADA HAWLIHII WADOOYINKU HALKAY MARAYAAN GAAR AHAAN KUWA KA SOCDA GOBOLADA GALBEED OO AY MAANTA SOCDAAL KU TEGEEN WASIIRU-DAWLAHA MADAXTOOYADA, MAAREEYAHA WADOOYINKA IYO AGAASIMAHA GUUD EE MADAXTOOYADA.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Waxa maanta socdaal ay ku soo mareen masuuliyinta kor ku xusani wadooyinka wajaale ilaa kala baydh, Goraya-cawl iyo inta u dhaxaysa boorama ay ka socdaan dhismiyayaasha wadooyinka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Waxa maanta socdaal ay ku soo mareen masuuliyinta kor ku xusani wadooyinka wajaale ilaa kala baydh, Goraya-cawl iyo inta u dhaxaysa boorama ay ka socdaan dhismiyayaasha wadooyinka, Sodaalkan oo u jeedadiisu ahayd sidii loo dardar gelin lahaa hawlaha shaqo loona dhamaystiri lahaa intaanay roobabku bilaabmin iyo sidii la isu waafajin lahaa soo afjarida wadooyinkan ka socda goboladaasi.
Download IMG_0249.JPG (150.0 KB)Sidoo kaleDownload IMG_0271.JPG (140.5 KB) waxay wasiiru-dawlaha madaxtooyada mudane Maxamed Muuse Abees, Maareyaha Wadooyinka Xasan Cali Cismaan, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Mudane, Xasan Cabdi Madar ay soo kormeeren wadooyinka inta la dhamayska tiray iyaga oo socdaalkoodu uu ahaa ilaa Boorama si ay xogogaal ugu noqdaan wixii dhawac iyo burbur ka muuqda jidadka.

Download IMG_0272.JPG (173.6 KB)Waxaanay warbiximo ka dhegaysteen Engeer-ada faraha ku haya wadooyinkan oo warbixin mugleh ka siiyey siday wax u socdaan hawlaha u yaala sidii ay u dhamaystirilahaayeen mudadaasi ka horaysa roobabka.
Ugu danbayntiina waxa ay soo kormeereen Mishiinada Kala-sharka ee soo saara Jayga noocyadiisa kala duwan iyo goobaha caro kaawada looga soo daabulay wadooyinka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured