XIISADI COLAADEED EE KA TAAGNEYD DEEGAANKA BOODHLEY OO SI CAKIRMAYSA MALEESHIYAADKA OO BADANAAYA XUKUUMADA OO AN WALI KA HADAL.

0
Wednesday January 22, 2014 - 19:38:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XIISADI COLAADEED EE KA TAAGNEYD DEEGAANKA BOODHLEY OO SI CAKIRMAYSA MALEESHIYAADKA OO BADANAAYA XUKUUMADA OO AN WALI KA HADAL.

    Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa dad ku sugan tuulada boodhley oo ay shabakada warar ee xogreebnews.com- khadka tilifoonka kulaa ,ayaa sheegay inay sii cirmayso dhaq-dhaqaa maleeshiyaadka ayaa si badaneysa waxanay dadka deegaanku sheegayan in anay jiri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa dad ku sugan tuulada boodhley oo ay shabakada warar ee xogreebnews.com- khadka tilifoonka kulaa ,ayaa sheegay inay sii cirmayso dhaq-dhaqaa maleeshiyaadka ayaa si badaneysa waxanay dadka deegaanku sheegayan in anay jirin,wax daadaalo ah oo ay xukuumadu

Hargeisa(xogreebnews.com-sidaa dad ku sugan tuulada boodhley oo ay shabakada warar ee xogreebnews.com- khadka tilifoonka kulaa ,ayaa sheegay inay sii cirmayso dhaq-dhaqaa maleeshiyaadka ayaa si badaneysa waxanay dadka deegaanku sheegayan in anay jirin,wax daadaalo ah oo ay xukuumadu ka dhex wado dadka tuulada boodhley iyo nawaaxigeeda.

colaadan ayaa u dhaxaysa balliyo laga qodaayo meel u dhaxaysa tuulada boodhley iyo baliga cali faarax,waxaana la sheegay dadka deegaanku inay diideen meel aan lo bahneyn in laga qodo balliyo ay dad kale oo deegenka ahii,ay iyaaguna rabbaan inay qotaan,sidoo kale waxaay dadkaasi u xaqiiji-yeen shabakadda warar ee xogreebnews.com-inay gollaha deegaanka ee oodweyne ay ruqsad u siiyeen,inay qootaan baliga balse dadka, kale ay is khilaafsan yihiin sheegen,in anay goobtu noqon karin,meel beero laga dhigo iyo meel baliyo laga qodoba.

sidaa ilo wareedyadu sheegayaan waxaa ay u dhaxaysaa meeshu afar bali dhex-dooda oo anay habooneyd inay mid shanaad laga qodo,dhanka kale waxaa ka gaabisay xiisadintan an,xukuumada oo aan wali ka hadal dhanka kale waxaa arrintan waxba kama jiraan ku tilmaamay badhasaabka gobolka daad-madheedh oo sheegay ,waxaanay warbaahinta qaarkood u sheegay inay dhammeeyen khilaafkaas balse la oga sabaabta ah ee ay uga been sheegen.

maleeshiyaadka ayaa lagu waraamaya ina tiraadoodu si kordheeysa,oo ay ku hubaysan yihiin,qor yaha lo yaqaan akey 47-lama oga sababta ka danbeysa inuu dagaalku u xadheeyo laba garab in kale

xogreebnews.com-office Hargeisa.com

cabdi casiis bashiir nuur cheif editor xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured