”Garta Somaliland Iyo Somalia Ma Tii Ninkii Good Iyo Maskii Baa” Gudomiye Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Ucid Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirkii Turkiga

0
Wednesday January 22, 2014 - 16:28:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1063
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ”Garta Somaliland Iyo Somalia Ma Tii Ninkii Good Iyo Maskii Baa” Gudomiye Xigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Ucid Cali Guray Oo Ka Hadlay Shirkii Turkiga

    Hargeisa (xogreMbnews.com-ujaahid Cali Guray Gudomiye xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa ka dhankiisa ka dareen celiyay wada hadaladda somaliland iyo somalia

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa (xogreMbnews.com-ujaahid Cali Guray Gudomiye xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa ka dhankiisa ka dareen celiyay wada hadaladda somaliland iyo somalia Hargeisa (xogreebnews.com-Mujaahid Cali Guray Gudomiye xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee ucid ayaa ka dhankiisa ka dareen celiyay wada hadaladda somaliland iyo somalia ee dalka turkiga waxanau uu cali qoraal uu ku baahiyay bogaasi facebook ku yidhi ”Garta Somaliland iyo Somalia ma tii ninkii good iyo maskii baa hadaba. Good wuxu ahaa ninkii guriga uu reerkiisu degnaa kula kulmay maaska ee kula heshiiyay inay is nabadgeliyaan oon midna kan kale wax dhibaato ah u geysanin. Ee maalin maalmaha ka mid ah arkay maskii oo geed jiridii la soo dhaadhacaya oo madaxii hoos u soo deldelanyahay. Ee is yidhi alay lehe maantuu maskii ugu dagan yahay eh qoorta goo. Ee intu gudintii la waayay ilaahay uuni bixiyay gudintina ay jiridii ku libidhay. Ee habeenkii maskii oo argoosi ihi ku yar uu dhalay qaniinay ey ka koktay. AHN eh Dhoodaan waa kii lahaa”

NINKII GOOD AHAA IYO MASKII LOO GAR NAQAHAYAY
WAXAY GOCATAY, OOY EEDAY, OO GEBOGEBO U DIIDAY
WAA MASAARTU XIDIDKAY GASHIYO GABANKAY AASEENE



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured