Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka BAYAAN TAAGEERO:

0
Tuesday January 21, 2014 - 21:48:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1195
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka BAYAAN TAAGEERO:

    Ku-H. E. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Dalalka Xubnaha ka ah - H. E. Mr. Hailemariam Desalegn, Gudoomiyaha Midowga Africa ahna Ra’iisal Wasaaraha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-H. E. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Dalalka Xubnaha ka ah - H. E. Mr. Hailemariam Desalegn, Gudoomiyaha Midowga Africa ahna Ra’iisal Wasaaraha

Istanbul II Communiqué: political dialogue b/w the Government of Somaliland & the Federal Government of the Somalia on future relations

Ku:

-H. E. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo Dalalka Xubnaha ka ah

-H. E. Mr. Hailemariam Desalegn, Gudoomiyaha Midowga Africa ahna Ra’iisal Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Ethiopia

-Xogahaya Guud Midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ka ah

-H. E. Martin Schulz, Madaxwaynaha Baarlamaanka Yurub

-Gudi Hoosaadka Xiriirka Arimaha Dibada Midowga Yurub

-H. E. Pope Francis PP, Apostolic Palace, Vatican City

-H. E. Barack Obama, Madaxwaynaha Dalka Maraykanka

-Xoghayaha Arimaha Dibada Dalka Maraykanka

-Gudida Amaanka Qaranka Dalka Maraykanka

-Gudida Xiriirka Dibada Senate Dalka Maraykanka

-H. E. David Cameroon, Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska

-H. E. Recep Tayyip ErdoÄŸan Ra’iisal Wasaaraha Turkiga

-H. E. Ergagaga Qaramada Midoobay ee Somalia / Somaliland

-Ergayga Midowga Afrika ee Somalia/Somaliland

-Xukuumada Dalka Iimaaraadka Carabata UAE

-H. E. Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland

-H. E. Hassan Sheikh Mohamoud, Madaxwaynaha Xukuumada Federaalka Somalia

Taar: January 20, 2014

BAYAAN TAAGEERO:

Heshiiska Jidka Wadahadalada Somaliland & Somalia ee Xidhiidhkooda Mustaqbalka

Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyada Somaliland oo ka kooban Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland, ururada bulshada laga tirada badan yahay, naafada iyo haweenka kuwasi oo hoostaga dalado iyo isku-xidho heer qaran ah waxay si wadajir u soo dhawaynayaan heshiiska wadahadalada xidhiidhka mustaqbalka ay wada yeelan doonaan labada dal ee Somaliland iyo Somalia kaasi oo ay ku kala saxeexdeen 19 January 2014magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyada Somaliland oo ka kooban Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland

Waxay aaminsan yihiin go'aamada heshiiskan in ay wada u xaadhi doonaan xal waara oo u horseeda labada shacab ee Somaliland iyo Somaliland nabadgalyo iyo barwaaqo, kaasi oo ku salaysan xaqa aayo ka tashiga iyo rabitaanka labada shacbi ee labada dal.

Sidoo kale, Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyada Somaliland oo ka kooban Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay si xoogan u aaminsan yihiin in heshiiskan Qodabkiisa 9aad uu gabi ahaanba soo afjari doono qoraaladii ka soo bixi jiray xafiisyada Masuuliyiinta ugu saraysa Xukuumadihii ku meel gaarka ahaa ee Somalia iyo xataa Xukuumada Federalka Somalia ee imika jirta oo 20kii sano ee ina soo dhaafay mar walba u dirayay qoraalo ay ku waydiisanayaan Xukuumada Maraykanka in ay siiso Xasaanad Dambi ka dhawrsanaan qaar ka mid ah Dhagarqabayaashii xasuuqa foosha xun iyo dambiyada Aadaminimada lidka ku ah u gaystay shacabkii ku noolaa dalkii la isku odhan jiray Somalia xiliyadii Sideetamaadkii kuwaasi oo ay ka mid yihiin General Maxamed Cali Samantar, Gaaashaanle Sare Magan iyo qaar kale oo ay dacwado dhagarihii aadaminimo ee ay shacabka Soomaaliyeed ka galeen ay kaga socdaan maxkamada ku yaala dalka Maraykanka.

Waxay hoosta ka xariiqaynaamartigalinta xukuumada Turkigu u fidisay wadahadalada labada dal ee Somaliland iyo Somalia oo wareegoodii afraad lagu soo gabogabeeyay magaalada Istanbul 19 January 2014, waxananu ku boorinaynaa Xukuumada Turkiga in ay sii wado martigalinta wadahadaladan, anagoo aaminsan in Ankara marnaba aanay wadahadalada Somalia iyo Somaliland ka lahayn ajande u qarsoon, isla markaasina ay dhexdhexaad ka tahay wadahadalada labada dal.

Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyada Somaliland oo ka kooban Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland waxay ugu baaqayaandaneeyayaasha arimiha Somalia iyo Somaliland oo ay ka mid yihiin wadamada xubnaha ka ah Midowga Afrika, NATO, EU, Jaamacada Carabta, IGAD iyo Qaramada Midoobay in ay taageeraan wadahadalada Somaliland iyo Somalia ay kaga arinsanayaan xidhiidhka mustaqbalkooda, maadaama ay wada hadalada noocan ahi ay u baahan yihiin taageero farsamo iyo mid siyaasadeed labadaba, iyo khabiiro dhinaca qaanuunka caalamiga ah ee duwaliga ahba.

Suleiman Ismail Bolaleh

Afhayeenka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland

Ururada Bulshada Rayidka ah iyo Dhaqdhaqaaqyada Dimuquraadiyada Somaliland ee Bayaankan Taageeray:

SOMALILAND IMPARTIAL HUMAN RIGHTS GROUPS

1.

Horn of Africa Human Rights Watch Committee (HORNWATCH)

2.

Activist Network for Disabled Persons (ANDP)

3.

Ubah Social Welfare Organization (USWO)

4.

Disable Children Association (DCA)

5.

Somaliland Youth Voluntary Organization (SOYVO

6.

Barako Women Organization (BARAKO)

7.

United Togdheer Women Umbrella (UNITA)

8.

Togdheer Youth Voluntary Organization (TOGOYOVO)

9.

Naaso-Hablood Handicap Association (NAHA)

10.

Daami Youth Development Organization (DAYDO)

11.

Welfare Tumaal Organization (WAAB)

12.

Tumaal Development Foundation (TDF)

13.

Women Minority Organization (ISIR)

14.

Somaliland Culture and Sport Association (SOCSA)

15.

Somaliland Journalist Association (SOLJA)

16.

Community concern Somalis (CCS)

17.

Saaxil Handicap Organisation (SHO)

18.

Voluntary Youth Organization (VAYS)

SOMALILAND UNIVERSITIES

19.

University of Hargeisa

20.

Amoud University

21.

Berbera Marine University

22.

University of Burao

23.

University of Erigavo

24.

Golis University

25.

Admas University

MEMBER ORGANISATIONS OF NAGAAD WOMEN UMBRELLA

26.

Agriculture Development Organization (ADO)

27.

Alkownin Women Voluntary Organization (ALKOWNIN)

28.

Agriculture Rehabilitation and Women in Development (ARWO)

29.

Association for the Somaliland Women's Advancement (ASWA)

30.

Aw Barkhadle Women Development Organization (AWDO)

31.

Ayaan Women's Development Association (AYAAN)

32.

Barwaaqo Lakulan Women Association (BAKWA)

33.

Barwaqo Voluntary Organization (BVO)

34.

Candlelight for Health and Education (CLHE)

35.

Committee for Concerned Somalis (CCS)

36.

Dareen Rural Relief & Development (DAREEN)

37.

Dulmar for Women's Development Advocacy and Peace (DULMAR)

38.

Female-Headed Households Association (FEDHA)

39.

Hanad Women's Welfare Association (HWWA)

40.

Hargeisa Voluntary Youth Committee (HAVAYOCO)

41.

Hargeisa Women's Group (HAWO-GROUP)

42.

Hargeisa Women on Focus Organization (HAWFO)

43.

Mother Land Rescue Group (MRG)

44.

Lama-Huraan Women's Association (LMWA)

45.

Somaliland Women's organization (SOLWO)

46.

Somaliland War Widow Organization (SWWO)

47.

Somaliland Women's Development Association (SOWDA)

48.

Somaliland Women's Research and Action Group (SOWRAG)

49.

Somaliland for Progress, Advocacy and Peace (SOWPO)

50.

Somaliland Young Women's Association (SOYWA)

51.

Tawakal Women & Children's Organization (TAWAKAL)

52.

Voluntary National Youth Organization (VONYO)

53.

Women's Action for Advocacy and Development Association (WADA)

54.

Women's Rehabilitation and Development Association (WORDA)

55.

Women Inter-Action Group (WIAG)

56.

Women's Action Advocacy and Progress Organization (WAAPO)

SOMALILAND NATIONAL DISABILITY FORUM

57.

Somaliland Handicap Association (SHA)

58.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured