Abwaan Ahmed Aw Geedi Oo Shaqadiisii Uu Ka Hayay HAVOYOCO-Ka Tagay Waa Maxay Sababtu? Isagaa inoo sharaxi doona

0
Tuesday January 21, 2014 - 21:41:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Ahmed Aw Geedi Oo Shaqadiisii Uu Ka Hayay HAVOYOCO-Ka Tagay Waa Maxay Sababtu? Isagaa inoo sharaxi doona

    Hargisa(xogreebnews.com-Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargisa(xogreebnews.com-Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan Hargisa(xogreebnews.com-Aniga oo ah Abwaan Ahmed Aw Geedi Moxamuud waxa aan dadwaynaha lasocodsiinayaa in aan ka tagay shaqadii HAVOYOCO aan u hayay laga bilaabo maanta oo ah 21 January 2014 sababaha hoose ku qoran awgood.
Sida dad badani la socdaan waxa aan dhawaan soo saaray maanso la magacbaxday Garbo-diir taas oo ahayd fikirkayga gaar ah taas oo aanan cidna ku mataleyn fikirkooda urur iyo shaqsiyaad gaar ah midnaba
Midda labaad maansadan waxa lala xidhiidhiyey xafiiska aan ka shaqeeyo ee HAVOYOCO oo runtii aan waxba kala socon tirinta maansadan shaqana aan ku lahayn haba yaraatee

Sidaa darteed waxa aan go’aansaday in aan ka tago shaqada aan u hayay xafiiska HAVOYOCO laga bilaabo taariikhda kor ku xusan si aan howlahayga gaar ka ah ugu madax banaanaado.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured