Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadh Siisay Inuu Siilaanyo La Simo Gaal Bakhtiyey Oo Kaafir Ah:

0
Monday January 20, 2014 - 21:13:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadh Siisay Inuu Siilaanyo La Simo Gaal Bakhtiyey Oo Kaafir Ah:

    GACAN TIISII MIDIGNA ISAGU ISKA JARAYO RAG JABKIISA JECELNA JIIBTA U TUMAYAAN QAYB 2AAD

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GACAN TIISII MIDIGNA ISAGU ISKA JARAYO RAG JABKIISA JECELNA JIIBTA U TUMAYAAN QAYB 2AAD

marka hore dhamaan waad salaaman tihiin dhamaan bahda warbaahinta iyo akhrista yaashuba .

waana comarkale iyo maqaaladeenii taxanaha ahaa ee ayn kaga hadleynay wasiir wadaad samaae iyo taraarixiisii .

hadaynu halkii kasii fajicisadii naga qabsatay hadalkiisii .waxa markiiba maskaxdayda ku soo dhacday sheeko qiso dhab ah oo ka dhacday magaalada HARGEYSA horaantii todobaata meeyadii qisadaa oo dhex martay in ganacsada ahaa iyo oday reer miyi ahaa oo aan aqoon fiican ulaheyn diintalabada nin waxa laka odhan jiray AW CABDI iyo XAAJI CALI

XAAJI CALI waxa uu ahaa nin ganac sade ah oo bakhaar ku lahaa bakhtama suuqa hargeysa waxa kale oo iibsan jirey HARGAHA oon uu wada mada CARABTA u diri jirey AW CABDINA waxa uu ka mid ahaa macaa miisha u keeni jirtay hargaha waxaanu daganaa duleedka magaalada hargeysa

AW CABDI marka uu hargaha u keeno xaaji cali kamuu eegi jirinewaxa uu odhan jirey imisaad wadaa aw cabdow marka uu aw cabdi usheego inta harag ee wado lacagtooda ayuun buu u dhiibi jirey waxay mudo sidii ahaataba ayaa maalintii danbe aw cabdi oo hargo keenay iyo xaaji cali sheekaysteen xaaji cali ayaa u sheegay inuu sanadkan xajka tagayo aw cabdi oo aqoon fiican ulaheyn diinta ayaa xaajiga ku yidhi ''xaaji caliyow balaayo aad ka xajtaa kuma haysee maad iska joogtid'' xaaji cali ayaa ugu jawaabay ''maya ee khayrka ayaan soo korodhsanayaa''

sidii ayuu xaji cali xajkii ku qabtay kuna soo cibaadayste ilaahayna soo nabad celiwaxaanu halkiisii ka billabey shaqadiisii aw cabdi ayaan maaalintii danbe dhawr harag u keenay xaaji cali oo kursigiisii ku fadhiya hawlihiisana kala maamulaya ka bacdi markii sifiican la isku salaamey lana is waraystay ayaa xaji cali weydiiyey '' aw cabdi maxaad maanta wadey '' aw cabdi ayaa usheegay inuu dhawr harag wado xaaji cali ayaa ku yidhi bal tus aw cabdi oo aad ula yaaban hadalkaa una baran inuu ka eego ayaa tusay xaajigii ayaa harag gees uga dhigay hargihii kale una sheegay inaanu kaasi fiicnayn aw cabdi ayaa intuu hargihii intuu isku darsaday oo xaf ka siiyey ku yidhi'

'' waar noo sii daamarkii lagu qaatay waa taan ogayne'''

markaa waxaan is idhiwasiir samaale waa kii wanaagsanaa markuu ahaa gudoomiyah baarlamaan ka ee ma waxa laqaatay markii wasiirnimada loo magacaabey waa ayo balaayo uuwasiir uqaataaba may haynine .

maqaalkeenan maanta waxaynu ku soo gaba gabeynanaa tix gabay ah

MA OGTAHAY SAMAALOW IN SIYAASADU

AYTAHAY SAGAAL MIDABOO

MIDBA SAACAD UU YAHAYOO

AYNA LAHAYN SADIIQ IYO AXDI LA ISA SIIYIYO

SABA LAGU NAGAADOO

SALDHIGEEDU UU YAHAY DANAHAA SOCONAYEE

WIILKAN AAD LASAFANTAHEE

SAQDHEXE IYO DUHUR U SACABA TUMAYSEE

WAAD SAAHID AAD LEEDAHAY

INAAD ISA SEEGTAANOO

SOODH IYO BILAAWIYO

SEEFO ISKU SAAQDAAN

WAX SUUROOBA WEYEE

SEEDAHA JIDHKAAGIYO

DHIIGA YUU KU SAAQINE

SIDI-SIDIDAHEESTIYO

SACABKA HOOS U YARA TUMO

DADWEYNAHANA HA ISA SEEGINA

LASOCO QAYBAHA DANBE...

Qalinkii: xasanjirde aw maxamuud

Email: shabeel450@live.com

Tell: 0634778586




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured