DAWLADA JABUUTI OO CILAAQAADKII WADA-SHAQAYNEED U DACIIFAY DAWLADA SOMALILAND

0
Monday January 20, 2014 - 20:56:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAWLADA JABUUTI OO CILAAQAADKII WADA-SHAQAYNEED U DACIIFAY DAWLADA SOMALILAND

    Hargeisa(xogreebnews.com sidaa ay sheegeen shabakada warar ee xogreebnews.com--ilo diblamaasiyadeed oo tibaaxay,in sii xummaanayo cilaaqaadka ay wadaa lahaayeen,somaliland iyo jamhuuriyada jabuuti,waxaanay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com sidaa ay sheegeen shabakada warar ee xogreebnews.com--ilo diblamaasiyadeed oo tibaaxay,in sii xummaanayo cilaaqaadka ay wadaa lahaayeen,somaliland iyo jamhuuriyada jabuuti,waxaanay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan

Hargeisa(xogreebnews.com sidaa ay sheegeen shabakada warar ee xogreebnews.com--ilo diblamaasiyadeed oo tibaaxay,in sii xummaanayo cilaaqaadka ay wadaa lahaayeen,somaliland iyo jamhuuriyada jabuuti,waxaanay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan,in anay dawlada uu hogaamiyo mudane Ismaacil Cumar Geele,ay si weyn uga cabaato,dhibaatooyinka u ku hayo,kootaro-baanka sidoo kale,waxaay ku qan-ci weyday dawlada jabuuti siyaasada kala socoota ee somaliland oo ay sheegen in aanay garaneyd cid ay kala xaajoodaan jamhuuriyada somalilad

Waxaanay wararku intaas ku dareen in musharaxa madaxweynenimada ee xisbiga ucid aqoon yahayn Jamaal Cali Xuseen uu safar ku joogo dalka jabuuti halkaaso uu kulaanno la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweynaha wadankaas mudane Ismaacil Cumar Geele, isla markaasna u musharaxu ka codsaday dalka jabuuti in aanay xidhiidhka joojin maadaama oo ay labada wadan jaar yihiin,sidoo kaleena u sheegay haday tallaada wadanka qabtaan in ay wanaajin doonaan xidhiidhka labada wadan,waxaana la sheegay in madaxweyne Ismaacil Cumar Geele oo u sheegay aqoon yahanka in ay xisbi ahaan la shaqayn doonaan balse ay hada,ilaashan doonaan un xuduuda-hooda.

Waxaa kaloo ay ilo wareedyadu sheegeen in uu si xummaanaayo wada-shqaynta guud ee ay wadaa lahaayeen,labada dal tan iyo markii uu dhacay xukuumadii hore,ee somaliland isla markaas u hogaaminaayay daahir riyaale kaahin,oo ay labada dalka ay saaxib dhow ahayeen,doorashadii kadib ayuu madaxweyne siilaanyo marti-qaad u fidiyay madaxweyne Geele uu ku tagay madaxweyne siilaayo safarkaas ayaa uu damac-sana madaxweyen ismaacil in isu soo dhoweeyo,labada dalka oo ay si socdaan cilaaqaadkoodi saaxibtimo

Xogreebnews.com-office Hargeisa

Cabdi casiis Bashiir NOUR Chief Editor Xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured