MAGAALADA HARGEISA OO LAGA DAREEMAAYO DHAQ-DHAQAAQYO LAGU SOO DHOWEYNAAYO MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO EE XISBIGA UCID AQOON YAHAY JAMAAL CALI XUSEEN,(DAAWO SAWIRO)

0
Monday January 20, 2014 - 20:49:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAGAALADA HARGEISA OO LAGA DAREEMAAYO DHAQ-DHAQAAQYO LAGU SOO DHOWEYNAAYO MUSHARAXA MADAXWEYNENIMO EE XISBIGA UCID AQOON YAHAY JAMAAL CALI XUSEEN,(DAAWO SAWIRO)

    Hargeisa(xogreebnews.com-aqoon yahan jamaal cali xuseen oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa maalintaa berri ah kusoo fool leh somaliland,waxaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-aqoon yahan jamaal cali xuseen oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa maalintaa berri ah kusoo fool leh somaliland,waxaana Hargeisa(xogreebnews.com-aqoon yahan jamaal cali xuseen oo hawlo shaqo ugu maqnaa dalka jabuuti ayaa maalintaa berri ah kusoo fool leh somaliland,waxaana magaalada Hargesa laga dareemay so dhoweynta jamaal oo ah musharax xisbiga ucid,waxaana mudooyinkii u danbeeyay u dhexeeyay xukuumada dagaal siyaasadeed,kaaso gadhay in laga reebo wada-hadaladii u danbeeyaay,ee u dhexeeyay somaliland iyo somaliya,waxaanu gudoomiyahoodu ku dhawaqay inay wad-hadaalo kale ka garab bilaabi-doonaan g in kasto uu maanta ku tilmaamay kuwo ku fashilmay in ku qanciyaan xasuuqa inay iyaagu masuul ka ahaayeen, oo ay qaataan dhibaatadii ka danbeysay.


aqoon yahan jamaal ayaa la sheegay inu wad-xaajood lasoo galay dalka jabuuti oo maalmaahan la sheegay in is af-garaan waa ka dhaxeeyo somaliland iyo jabuuti waxaana la filayaa inuu maalinta beri ah ka hadlo
xogreebnews.com-office Hargeisa
cabdi casiis bashiir nuur cheif editor xogreebnews.com
info@xogreebnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured