Wasiirka Duulista Oo Anshax-xumo Kusoo Kordhiyay Dalka.

0
Saturday January 18, 2014 - 22:11:36 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Oo Anshax-xumo Kusoo Kordhiyay Dalka.

    Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland ayaa lagu arkay ariimo dhawr ah oo dhaqan xumo kowka tahay,waxanay argaagax ku riday bulshada Somaliland oo dhaqaan ahaan bulsho fiican ah.waxaana la arka wasiirka oo marar badan ku fashilma danihiisa siyaasade

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland ayaa lagu arkay ariimo dhawr ah oo dhaqan xumo kowka tahay,waxanay argaagax ku riday bulshada Somaliland oo dhaqaan ahaan bulsho fiican ah.waxaana la arka wasiirka oo marar badan ku fashilma danihiisa siyaasadeed ee u sidaa

Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland ayaa lagu arkay ariimo dhawr ah oo dhaqan xumo kowka tahay,waxanay argaagax ku riday bulshada Somaliland oo dhaqaan ahaan bulsho fiican ah.waxaana la arka wasiirka oo marar badan ku fashilma danihiisa siyaasadeed ee u sidaa gaarka ah u watto,waxaanu gabi-ahaabna ku guuldaraystaa damaciisa uu ku hami-yaayo,wasiir xaashi ayaa siyaasada kusoo jiray waayo faro-badan oo u ku laacdamaayay,hase yeeshe waxaa uu gabi-ahaanba ku noqday ma gudbe siyaasadeed,waxaana daliil kaaga ah,qorsha yaasha qaloocan ee u wasiirku watto had iyo jeer.

Hadaaba wasiirka ayaa hadaa ku sugan dalka England oo u safarkaas ku weheeliyo,wasiirka xadaariga ah,isla markaasna lo yaqaanno magacyo badan,oo u ka mid yahay,wasiir xiiqsane,waxaanay dhowaan ka baxeen dalka labadaas wasiir iyaago sheegaaya in ay shaqo u baxeen balse ay u ba-xeen wax yeelo qaran.waxaanay galeen heeshis waxba kama jiraan ah kaaso u googol-xaadhaaya ,shirkad ajanabi ah oo ay sheegen inay duulimaadyo ka samayn doonto Somaliland,waxaase heeshiiskaas ku gacan saydhay shirkada.

Al caraabiya oo sheegtay inaanay kolsooni ku qaabin inay diyaaradeeda timmaado soamliland gaar ahaanna madaarka Hargeisa oo ay shirkadu sheegtay in tayadaadiisu hooseyso,sidaas la jigeedna ay ka go-aantay inay,la gasho wax duulimaad ah oo ay diyaaradoodu ku timmaado madaarka Hargeisa,waxaana markii hore khiyaameeyay wasiirada, wiil u adeer u yahay wasiir maxamuud,oo ah shikhsi cunsuryaadu madax-martay,isla markaasna cadaystay qabyaalad badheedh ah.

Wax yeelooyinka kale ee u wasiirka duulistu caanka ku yahay waxaa ka mid dhaqan ugub ku ah Aadamaha,akhristoow wali ma aragtay qof masuul ah oo dhaliilaha qorsoon ee ay warbaahintu soo bandhigto is yidhaahda lacag-baad ku asturaysa,yaabna waxaanu sameeystay caruur an waxba u an facay oo intaa ay warbaahinta u timaado si bilaa siyaasad ah,odha naaya waxaanu idiin siin lacag ee walalo waxba ha ka qorina yaab?waxaanay dadkaas dhaqan xumada ku talaabsadan, ay qaarkood isku sheegan,inay hore u ahaan jireen,saxafiyiin balse ay markii horeeba ay ahaayeen caado qaata-yaal.

Wasiirkan ayaa la sheegay inuu awood dheeraad ah ku heelay reernimada,maadaama oo u adeer u yahay madaxweyne siilaanyo,waxaanu noqday wasiirka loogu neceb yahay dalka gollaha wasiirada waxaana jirta dhibaatooyinka u ku hayo cid kasto uga baahata shaqo,waxaana daliil kaaga filan dhowaan markii u hor yimmi golaha wakiilada Somaliland oo u lahaa hin-dise u doonaayay in dhaqaale ku urursado,waxaanu rabay in lo madax baneeyo madaarada dalka,sidoo kale wasiirka ayaa lagu edeeynayaa inuu intii badneyd cunay dhaqaale malaayiin doolar ah oo ay dalka ugu deeq day dawlada kuweyt,waxaana lagu sheegey inaay lacagtaasi ahayd 12 milyan oo sidaa la sheegay la cunay lacag ka badan 6 milyan intii kaleena lagu kabkaabay madaarada oo hadaa ah kuwo bilaa tayo, ah isla markaasna ay diyaadihii waaweyna ay diideen inay soo fadhiistaan..la socoo musuq masuqii ugu daraa qaybaha danbe.lacoo

Qalinkii

Cabdi khaaliq Cismaan Cartan

Hargeisa/Somaliland

Cabdikhaliq125@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured