Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadhsiisay Inuu Siilaanyo Ku Tilmaamo Kaafir Gaal Ah :

0
Friday January 17, 2014 - 21:52:34 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadhsiisay Inuu Siilaanyo Ku Tilmaamo Kaafir Gaal Ah :

    Ma ogtahay samaalow in siyaasadu waligeed ay tahay Sagaal midab midba saacad uu yahayoo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ma ogtahay samaalow in siyaasadu waligeed ay tahay Sagaal midab midba saacad uu yahayoo Wasiir Samaale Oo Guulwadayntu Gaadhsiisay Inuu Siilaanyo Ku Tilmaamo Kaafir Gaal Ah :
Gacantiisii midigna isagu iska goynaya jabkiisa rag jecelna jiibta utumayaan.
Salaamu calaykum mar hore waad sallaaman tihiin dhamaan akhrisata yaasha iyo warbaahinta sharafta leh ee hadh iyo habeenba u heelan inay bulshada ka haqabtirto akhbaarta iyo macluumaadka kala duwan
Maan jeclayn inaan maqaalo qore hasayeehe waxa igu kalifay oo aan ka adkay san waayey mar aan habeen dhaweyd daawanayey tv qaranka barmaamij markii hore ilaa muqday mid aad u xiiso badan oo dhalinaro reer Somaliland ah isku soo duba riday kaas oo abaal marino lagu judoon siinayo dadka ugu wax qabadka badan xukuumada iyo bulshada somalilannd taas oo ku salaysnay ama umuu qatay aniga iyo daba gale ayaa tartamayna.

Sidii hadalka loo waday ayaa waxa makarafanka lagu soo dhaweeyay wasiir samaale ‘sacabka ayaa aad loo garaacay,aniga laftaydu tvga hoostiisa ayaan sacabka ka tumay . waa ayo wasiir samaale waxaan ku ogaa nin hadal yaqaan ah diinta ku xeel dheer oo aan dhagta laxoqan markuu hadlayo, sidii aan uga sugaynay inuu ka hadlo barmaamijka meesha lagu hayo .
Waxa uu markaliya dabada nooga galey madaxweyne siilaanyo shakhsiyadiisa madaxdii iyo martishararaftii madasha fadhiday ayaa hoos u foorarsatay ,hareeraha eegtay ,hoos u guuxday,oo isweydiisay tolow ayuu sheekhu silaanyo usheegayaa ee aan garanayn waayo dadka rer somaliland caruur iyo ciroolbaba wey kawada dhargsan yihiin taariikhdiisa wayna garanayaan wuxuu galo iyo wuxuu gudaba,dadkaas waxa ka mid ahaa marwada madax weynaha marwo aamina weris . oo lafteedu fajacday anigu yaabay oo idhi sheekhii maxaa qaatay madabadaa ayaa lahelay .
Waxba waxbay kadaran yihiine sidaadu hadakiisa ulayaabaneyn una fajac saneyn ANIGA IYO DADKII MADASHA FADHIYEYBA ayuu mar kaliya sheekhii aan quraan xafidka ku ogeyn yidhi [ mdaxweyna silaanyo WAXA UU LAMID YAHAY NELSEN MANDELA ;; ARGAGAX AYAA IGU DHACAY OO IS IDHI MADAX WEYNE SIILAANYO MIYAANU QOF MUSLIM AH AHAYN ……..la soco qaybta danbe
Gabaygan oo dhameystiran iyo macluumaad dheeraada
Ma ogtahay samaalow in siyaasadu waligeed ay tahay
Sagaal midab midba saacad uu yahayoo
Ayna lahayn sadiiq iyo saba lagu nagaadoo……….Qalinkii
Xasan jirde aw maxamuud
Tel 0634778586
Shabeel450@live.com
Hargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured