SAXAAFI SAAKA CIIDAMDA BOOLISKU JIDH-DIL U GEEYSTEEN OO XAALADIISA CAAFIMAAD LAGA DAYRINAAYO.
Hargeisa(xogreebnews.com wariye cali mahdi jibriil oo ka mid ahaa wariyaashi sidaa xaq-darada Hargeisa(xogreebnews.com wariye cali mahdi jibriil oo ka mid ahaa wariyaashi sidaa xaq-darada ah saaka loo xidhay ayaa la sheegay in ay ciidamada boolisku si arxan arxandaro ah u garaaceen,kadib markii u la mur-may askar ka mid ku xidhay.
wariye cali mahdi jibriil oo ah abwaan dhaliyaro ah ayaa si weyn u xanuunsa-naayay kadib juugo kasoo gaadhay meelo ka mid ah jidh-kiisa waxaana laga dayrinayaa xaaladda wariye cali mahdi jibriil. xogreebnews.com-office Hargeisa Leave a comment |
|
SAXAAFI SAAKA CIIDAMDA BOOLISKU JIDH-DIL U GEEYSTEEN OO XAALADIISA CAAFIMAAD LAGA DAYRINAAYO.
Hargeisa(xogreebnews.com wariye cali mahdi jibriil oo ka mid ahaa wariyaashi sidaa xaq-darada