Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo maanta ka furmay dalka Turkiga
Istanbul Turkey,(xogreebnews.com-Waxa maanta si rasmi ah markale uga furmay dalka Turkiga wada hadaladii u dhaxeeyay dawladaha Somaliland iyo Somaliya, kulankani oo ah kii sadexaad ee Istanbul Turkey,(xogreebnews.com-Waxa maanta si rasmi ah markale uga furmay dalka Turkiga wada hadaladii u dhaxeeyay dawladaha Somaliland iyo Somaliya, kulankani oo ah kii sadexaad ee la isku waajaho ayaanay waxba ka hir galin kulankani kii ka horeeyay waxyaabahii lagu wada heshiiyay, taasi oo ay ka baxday ama burisay dawlada Somaliya.
ShirTurkiga2 Kulankani ayaa la filayaa in ayna wax micno ah oo sidaasi u sii buurani ka soo baxin madaama oo labada dhan ay ku kala afkaar duwanyihiin yihiin arinta dalkii la isku odhan jiray Somalia, wasiirka arimaha dibada Somaliland ayaa ka dhawaajiyay in gooni isu taaga Somaliland uu yahay muqadas iyo lama taabtaan, taasi oo uu sheegay in ay tahay go’aan shicib. Xaga ku simaha wasiirka arimaha gudaha ee Somaliya uu ku doodaayo midnimadii 1960-kii ay wada galeen Somaliya iyo Somaliland, mudane C/kariin Xuseen Guuleed,oo ah ninka hogaaminaaya waftiga Somaliya isla markaasna ah ku simaha wasiirka arimaha gudaha ee dalkaasi ayaa carabka ku dhuftay in ay shirkani ku soo qaadan doonaan is turxaan bixin, wixii dhacay, taasi oo ah mid aan sinaba shicibka Somaliland u cuntami doonin. Gooni isu taaga Somaliland ayaa ah mid aan marnaba aan shicibka Somaliland ayna dib uga laabanyin oo ah lama taabtaan taasina lagu soo doortay xukumadda hada talada haysa ee Somaliland. Leave a comment |
|
Wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo maanta ka furmay dalka Turkiga
Istanbul Turkey,(xogreebnews.com-Waxa maanta si rasmi ah markale uga furmay dalka Turkiga wada hadaladii u dhaxeeyay dawladaha Somaliland iyo Somaliya, kulankani oo ah kii sadexaad ee