Mudaharaad iyo rabsahado ka dhex istaadhmay Ganacsato iyo ciidamada Booliiska oo isku dhacay Hargeysa+khasaaraha inta la hubo
Hargeisa-(xogreebnews.com-Rabshado ayaa ka dhashay Ciidamo Booliisa oo ay adeegsanaysay Dawlada Hoose ee Hargeysa oo isku deyay inay xoog ku raraan dad meherado yaryar ku haystay Suuq la yidhaahdo Jaamac Gunti oo ka tirsan Degmada Koodbuur-Hargeysa.

Dawlada Hoose oo hawl-galkeeda u adeegsanaysay cagfcagafyo ayaa xoog ku gelisay meheradihii dadku ku ganacsanayeen,Hase yeeshee waxay la kulantay iska-caabiyid xoog badan iyo mudaharaad. Ciidamada Booliiska ayaa iyaguna dhankooda rasaas huwiyey dadweynihii gadoodsanaa,waxayna baabi’iyeen meherado badan hase yeeshee dadweynaha ayaa iyaguna wado hormarta suuqaa gooyey,waxayna ku gubeen Taayiro,waxaa kaloo hakad galay gaadiidkii isaga gooshaayey xaafada Xero Awr iyo Maansoor. Isku soo wada duuboo inkastoon khasaaraha rabashadahaa ka dhashay soo wada bixin ayaa haddana qof goobjooga ahi u xaqiijiyey Qarannews inay halkaas ku dhaawacmeen ilaa sadex qof . Leave a comment |
|