Kulaan Xasaasi Ah Oo Dhex Maray Gudida Dan-iyo Duco Iyo Madaxtooyada,Lagaagana Wada-Hadlay Mashruuca Biyo-Gelinta Caasimadda.

0
Wednesday January 15, 2014 - 18:57:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1017
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulaan Xasaasi Ah Oo Dhex Maray Gudida Dan-iyo Duco Iyo Madaxtooyada,Lagaagana Wada-Hadlay Mashruuca Biyo-Gelinta Caasimadda.

    Hargeisa(xogreebnews.com-xubno uu hogaaminaayo,oday muuse dalab oo ka mida wax-garaadka somaliland,ayaa saaka sagaalkii subaxnimo,kulaan la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-xubno uu hogaaminaayo,oday muuse dalab oo ka mida wax-garaadka somaliland,ayaa saaka sagaalkii subaxnimo,kulaan la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka. Hargeisa(xogreebnews.com-xubno uu hogaaminaayo,oday muuse dalab oo ka mida wax-garaadka somaliland,ayaa saaka sagaalkii subaxnimo,kulaan la qaatay masuuliyiin uu ka mid yahay madaxweyne ku xigeenka.
sidaa ilo xog ogaal ah,u sheegeen shabakadda warar ee xogreebnews.com-kulaankaasi in salka ku hayay,mashruuca biyo-gelinta Hargeisa oo muraanno faro badan ka dhaaliyay caasimadda.hadaba kulaankaas waxaa lagaga wada-hadlay,sidaa ay suuro gal u tahay biyo gelinta caasimadda,biyaahaas oo kasoo gelaayo magalada waqooyi-bari ee magaalada Hargeisa soona maraaya xaafadda shiikh nour,waxaanay wararku intaas ku dareen, in laysaaga garaabay ujeedooyinkii laga lahaa.

waxaanay wararka shabakadda xogreebnews.com ay heleeyso sheegayaan in suldaan axmed sheikh oo ka mid ahaa wax-garaadkii ka qayb galay kulaankaas ayaa la sheegay in u ka digay,cawaaqib xummo ka dhalaan karta hadii laysku dayo,in la leexiyo biyaha xumbo-weyne oo khilaaf weyni ka taagan yahay meesha ay soo maraayaan.
waxaana laysla qaatay in biyuhu soo maraan xaafadaha sheikh nour,waxaana la sheegay in madaxweyne ku xigeenku ka garaabay,in an la leexin biyo-haas an laga dayin wax siyaasad ah.
mashruuca biyo gelinta ayaa muraanno ka abuuray caasimadda Hargeisa oo biyo la"aani haysatay,lana sheegay in dhawaan ay imaanayaan hayaddi biyo galinta gobolka maroodi jeex.
xogreebnews.com-office-Hargeisa
C/casiis bashiir nour cheif editor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured