Maamul xumada & qorshe la’anta ka muqata waxqabka dawlada ku fanto

0
Sunday January 12, 2014 - 20:00:56 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamul xumada & qorshe la’anta ka muqata waxqabka dawlada ku fanto

    m/weyne siilanyo wax u kari wayey in uu g/wasiirada kula xisaabtamo waxqabadkooda kua abaal mariyo sidea u uwaxqabad koodu yahay wali lama arag m/weynaha oo kormeeraya wasaaradahiisu sida ay w wadan hawlaha qaranka ee uu igmaday .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

m/weyne siilanyo wax u kari wayey in uu g/wasiirada kula xisaabtamo waxqabadkooda kua abaal mariyo sidea u uwaxqabad koodu yahay wali lama arag m/weynaha oo kormeeraya wasaaradahiisu sida ay w wadan hawlaha qaranka ee uu igmaday . qorhe xumada xukumada m/weyne siilanyo waxaad arkeysaa waxqabad la sheegayo in hawshaasi la bilaabay hadana maalmo dabadee dumay waxkasta oo la qabsonayaa waa inay yeeshan bar ay ka bilabmaan iyo bar ay ku hamaadan tusaale
a)markii uu gudomiye siilaanyo balan qaday inuu mushaharka ciidamad iyo shaqale dawlada uu kor u qaadi dono 300% waxa la fuliyay 130% kor looqado 170% hadhay waxay ahayd in sanad walba inta la awoodo kor lo qaado,hada oo ay m/weyne siilaanyo u hadhay 1 sano iyo dhawr bilood ma fuli karaa balanqaadkaasi waa mayaa waxuu m/weynahu 3 sano iyo 8 bilood ku fulin wayey mudada kooban ee u hadhay kuma fulin karo .

b)waxaad arkaysaa wadooyin badan oo la dhagax dhigo aan lahayn qorshe ka danbeyaa oo lagu hayo waxaa lala yaabo ah dawladan miisaaniyad sanaded keeda kuba dariin dhismaha wadooyinka o hadan wadooyin dhagax dhigaysa tasi waxay sababtay iny dawladu dawarsato oo ay xataa dhafiwaydo nusasaacaha ardayda yayyar waa wax lag naxo dawlaad dhan o leh miisaaniyada qaran oo an waxqabad keeda iyo kharash sanadeed keeda ku jiriin dhagax dhigaysa
c)darajada ciidan ka ee la bixiyey waa talaabo qaran ku u baahna oo xago hoor loo qaaday lakin waxy ahayd in malmulka laga sargooyin sarkalka darajada la siiyey inuu maamulkeeda hayo mel darajadiisa u qalanta.
Waxaa dhacday korneylo suuqa joga oo aan lahayn xafiisyo ay u shaqo tagan waxaad arkaysa xidigle meel haysto iyo kabtan dibadyaala waxad arkaysa taliye saldhig oo askarigi xukumayey ka darjo sareyaa dhamaystir la’anta bahsan ee xukumada ka muqata waxaa lagu macnayn kara in aan marka hoe laga fakirin wax laqabanayo aadna aan looga baran dejin lagana fiirsadp hawsha baaxada leh loo dhegayo loona fulinayo sii guul loog gaadha
C)wada hadaloda SL & somaliya ayad ka dareemaysaa in aany SL qorshee cad o hagi kara oo saldhi u ah waxaa la wad hadli karo iyo wax lama tabtaan ka ah run aha wada hadaladu waa masiikii umad SL & oo naf iyo malba loo huray waa wax ka wey in 5 xubnood goyn karaan ama ka arimin karaan ama go’aan ka gadhi karaan wax ay ku haboonayd inta aan wad hadalada lagalin inay dawladu sameyso istaratijiyada geexayo wad hadaladu oo talo qaran laga wad yesho oo aqoonyahank culimada haweenka galayaasha qaraanka dhaliyarta inay talo qaran oo midaysan halkasi laga so saro o xata haddi loo bahdo la helo.
Qaryaqaan sharci yaqaan iyo waliba khubaro aqoooyanhano ah si meel loogu ogado
Waxay ergada SL shiraaka la tagayaan haddi taasi laheli laha taladasi qaran SL waxay ogan lahayeen dan SL ugu jirta wad hadalad socdo lakin had lama qaran karo waxay ku danbayn karan wada hadaldu m/weyne siilanyo ka gabiyeya inuu hawlah cul culus ee qaranka tal wadaag ku galo ooanu ku koobin xukmadisa waa marag madonnt ah in siyaasad dawlad m/weyn siilanyo in uu ka muqdo fudayd badan fa fiirsi la’aan ka dhigayaan kuwo aan lays ku hal Karin wa ay gabanayso waxanay mesh ka saaraysa kalsonidi ay shacbiga SL ku qabi lahaayeen dawladooda kun matali lahayd
d)waxa wax laga xumado o ayan daro qaran ah m/weyn siilaanyo o xadhiga ka jaray dhawr gol o xafisyo lagu koredhiyo oo hadan lgau shegayo mashariic horumarineed waxa laga yaaba inay hayadi dhistay dhawr ka gool oo anay dawladu lacagba ku bixiin mashariicda horimarineed miyaanay ahayn kuwo kor u qadaya adeegyada bulshada noocyadooda kala duwan sida qalab wax so sar bereed kalumaysiga biyahaa cafimadka waxbarashada iyo kuw kobcinaya dhaaqalaha dalka
la soco…………………………………..
Fu’aad sh Ibrahim kooshin ”fu’aad tallow”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured