Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Golaha Wakiilada Warbixin Ka Siiyay Xeer Lagu Asaasi Doono Hay`ada Madaarada Dalka Oo Uu Hordhigay Golaha Iyo Wakiilada Oo Dhegeha Ka Furaystay.

0
Saturday January 11, 2014 - 22:11:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 896
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Golaha Wakiilada Warbixin Ka Siiyay Xeer Lagu Asaasi Doono Hay`ada Madaarada Dalka Oo Uu Hordhigay Golaha Iyo Wakiilada Oo Dhegeha Ka Furaystay.

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa hor tagay gollaha wakiilada halkaaso u watay qorshe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa hor tagay gollaha wakiilada halkaaso u watay qorshe

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasaradda duulista iyo hawada Somaliland maxamuud xaashi cabdi ayaa hor tagay gollaha wakiilada halkaaso u watay qorshe u doonaayay in madaarada dalka loogu madax baneeyo,fadhiga oo u gudoominaayay gudoomiha galaha wakiilada cabdi raxmaan cabdilaahi ciro ayaa wasiirku warbixin ka dhegeystay, Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka ayaa Xildhibaanada fadhiga ka soo xadirey faahfaahin ka siiyey hawlaha ay wasaraddiisu u hayso qaranka isaga oo sheegay inay hawlo balaadhan ka qabteen madaarrada Hargeysa iyo Berbera oo ku faanay wax qabad.

Wasiirku waxa uu sheegay in dawladaha adduunku isticmaalaan habab kala duwan xagga madaarrada, qaarkood ay dawladuhu maamulaan iyo qaar ay shirkado madax banaan maamulaan, sidaa awgeedna waxa uu xusay inay doonayaan in madaarada Somaliland lagu wareejiyo shirkad madax banaan, wasaaradduna ay dusha kala socoto isla-markaana ay u shaqeeyaan si heer caalami ah.

Wasiirku waxa uu Golaha Wakiilada u soo gudbiyey xeerka duulimaadyada madaniga ah kaas oo uu sheegay inuu ka kooban yahay 91 qodob.

Wasiirka ayaa la sheegay inuu dhaqaale ka heelaayo shirkada hadii lo madax baneeyo

Xogreebnews.com-office Hargeis


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured