Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Hawlan Qorshe U Ugu Magac-Daraayo Madaarka Berbera Saleebaan Gaal:

0
Saturday January 11, 2014 - 21:05:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Ku Hawlan Qorshe U Ugu Magac-Daraayo Madaarka Berbera Saleebaan Gaal:

    Hargeisa(xogreebnews.com-)wasiirka wasaaradda duulista iyo hawad somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la sheegay inuu ku hawlan qorshe beeleysan oo u doonaayo inuu madaarka caalamiga ah ee berbera Airport ugu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-)wasiirka wasaaradda duulista iyo hawad somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la sheegay inuu ku hawlan qorshe beeleysan oo u doonaayo inuu madaarka caalamiga ah ee berbera Airport ugu

Hargeisa(xogreebnews.com-)wasiirka wasaaradda duulista iyo hawad somaliland mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa la sheegay inuu ku hawlan qorshe beeleysan oo u doonaayo inuu madaarka caalamiga ah ee berbera Airport ugu magac daraayo gudoomiyaha gollaha gurtida Mudane Saleebaan Maxamuud Adaan(Saleebaan Nuur) oo hadda nool, lama karan karo sababta dhab ahaan u wasiirka u door biday inuu magac bixinta xilligan keentay asaago madaarka Berbera wakhti badan soo jiray isla markaana ay wasiiro ka horeeyay maxamuud xaashi ay ka xishoodeen inay cid gar ah ugu magaca-daraan.

Arrintani hadday suuro gaasho waxaay noqon kartaa mid ku salleysan nadaam beeleeysan,taaso keeni karta kacdoonno ka curta deegaanka saaxil,oo hadda la haysa maamulka u ka tirsan yahay, hadaba sidaa ay u xaqiijiyeen ilo wareedyo looga qaateen ahii shabakadda warar ee xogreebnews.com-wasiirku inuu isaagu leeyahay hin-diisaa-aahan,in loogu magac daraayo madaarka Berbera,oo annu gudoomiyuhu guurtidu dhalaasho ahaan kasoo jeedin isla markaasna uu wali nool yahay Saleebaan gaal,

Dad weynaha ayaa sheegaaya in ay haboon tahay hadii cid loogu magac daraayo madaarka Berbera inay ku saxaan tahay in loogu magac daro Cali Jaamac Haabiil oo ahaa geesi ku sun-tan taariikhda ma guurtada ah ee isla markaana magaciisu ku faafay gayiiga soomaaliyeed oo dhan kasoo dhaalash ahaanna kasoo jeeda deegaanka saaxil.Waxaay tallaabadani noqon karta haday hirshao mid aan ku salleeysney cadaalad isla markaasna aanay jirin duruuf keeneysa in magac bixinta xilligan,waxaa kalo oo ay ilo u dhuun-daloola ay u xaqiijiyeen shabakadda warar ee xogreebnews.com-in qorshahan ay kula jiraan xubno dhowaan masaajid ku yaalla Berbera ugu magac dartay Mujaahid Siilaanyo taaso ka yaabisay ummadda iyo culiimada dalka maadaama oo masaajida loogu magac daro sheikh ama mufti bulshada magac ku dhex leh,balse nadaam ka guul wadee nimaadu ku kaliftay in beeydkii alle looga magac dhigo siilaanyo iyaago sharaf ka doonaaya madaxweynaha qaran oo an isaagu u bahneyd magac kale maadaama oo u qaran dhan madaxweyne u yahay,xubnahan oo kala ah maareeyaha dekedda Berbera oo isaagu caanku noqday kacaameynta iyo maayerka ay siyaasadiisu heehaabeyso meel u dhaxaysa ciirka iyo dhulka .Wasiirka maxamuud xaashi oo hada ah sheikhsi lagu majeerto wax-qabad balse lagu xanto qabyaalada ayaa laga fili karaa inuu hir-geeliyo qorshahan.

Xogreebnews.com-office Hargeisa

cabdi casiis bashir nour chief editor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured