WAR CULUS: Gudomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cabdilaahi Xamarje Warqad Is Casilaad Ah U Gudbiyey Madaxwayne Siilaanyo.
Hargaysa(Xogreebnews.com-sidaa ay ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan gudoomiye xamerje ayaa la sheegay in uu warqad is casilaad ah u gudbiyey Hargaysa(Xogreebnews.com-sidaa ay ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan gudoomiye xamerje ayaa la sheegay in uu warqad is casilaad ah u gudbiyey Gudomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar X C/laahi (Xamarji),in kasta oo aanuu warkaasi la xaqiijin.balse wararka ay heeshay shabakadda warar ee xogreebnews.com inuu maal-mahanba u mr xamerje ka niyaad jabsana shaqada waxa ay wararku intaas
ku darayaan in uu Gudomiye Xamarje saaka madaxtooyada u soo diray warqadiisa iscasilaada in kasta oo uu madaxwayne safar shaqo saaka madaxtooyada uga baxay,isku day aanu isku daynay in aanu la xidhiidhno ayaa anan khadka Tilifoonka ku helin telefonkiisa gacanta oo xidhnaa awgeed. wararku waxa ay intaasi ku darayaan in sababta uu isu casilay hadii ay dhab noqoto ay la xidhiidho xaladaha siyaasadeed ee ka aloosan Gobolka Togdheer ee uu xukumo,iyadoo uu gobolka intii uu xukumayey ka dhacay dhawr mudaharaad oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba sababay,hatana aanuu siyaasad ahaan deganayn. xogreebnews.com-office Hargeisa Leave a comment |
|
WAR CULUS: Gudomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cabdilaahi Xamarje Warqad Is Casilaad Ah U Gudbiyey Madaxwayne Siilaanyo.
Hargaysa(Xogreebnews.com-sidaa ay ilo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan gudoomiye xamerje ayaa la sheegay in uu warqad is casilaad ah u gudbiyey