Golaha Wakiilada oo Guddi u saaray Isku Daygii Dil lagula kacay Xildhibaan Qabile.

0
Sunday December 29, 2013 - 19:42:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada oo Guddi u saaray Isku Daygii Dil lagula kacay Xildhibaan Qabile.

    Hargeysa (xogreebnews.com-Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Guddi xaqiiqo raadin ah u saaray Kiiskii Dilka ah ee lagu qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Guddi xaqiiqo raadin ah u saaray Kiiskii Dilka ah ee lagu qaaday Hargeysa (xogreebnews.com-Guddomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa Guddi xaqiiqo raadin ah u saaray Kiiskii Dilka ah ee lagu qaaday Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile.
Guddomiye Cirro waxa uu sheegay in guddidan ay u saaren siddii ay golaha ugu soo bandhigi lahaayeen cidii ka danbeeysay Isku daygaa dil, iyada oo warbaahinta uu hore nin uu ugu sheegay in uu isagu isku daygaasi dil uu ka danbeeyey.
Guddomiyaha ayaa Sheegay in si Guddidani ay u soo ogaato xaqiiqda dhabta ah ay u sareen waxaanu gudidaasi ka koobnayd 5Xubnood oo kala ah 1.C/raxman Maxamed Jaamac, 2. Ibraahim Jaamac Cali (Rayte), 3. Xildhibaan. Maxamed Saalax Cige, 4. Xildhibaan. Xamse Maxamed Gaadaweyne, iyo Lataliyaha sharcigaa ee golaha wakiilada Mustafe Maxamed X. Dahir.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured