XAQ DARO LAGU WAARIMAAYE XAQU WAA IMAN INSHALAH. W/Q : Mubarik Mohamoud Ahmed

0
Thursday December 26, 2013 - 20:05:32 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1163
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XAQ DARO LAGU WAARIMAAYE XAQU WAA IMAN INSHALAH. W/Q : Mubarik Mohamoud Ahmed

    Waxaa hubaala, hadii dadka qaar la xidhxidho, qaarna lo hanjabo, qaarna ladilo inaan wanaag jawaabtu noqon doonin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa hubaala, hadii dadka qaar la xidhxidho, qaarna lo hanjabo, qaarna ladilo inaan wanaag jawaabtu noqon doonin Marka hore salaan, ASC, dhamaan akhyaarta qalinlyda ah ee qoraalka baahisa uguna horayso Hadhwanaagnews. Maanta sababta igu kaliftay inaan qalin iyo waraaq isa saaro oon gudbiyo weedhaha ka dhex ifaya qulubtaydu waa kuwo daaran codsi, talo kusaabsan nin miskiina oo gobolka togdheer kasoo jeeda, shaqo la?aan wadanka ku ahaa, caafimaadkiisu aanu 100% ahyn, dan iyo duruufo hayeen oo inta dawladu gaar ahan xafiiska madaxtooyadu amar kubixisay in lasoo xidho, oo aan maxkamad iyo cadaalad midna latusin ee toos loogu wareejiyo mandheera. Ayaan manta usocdaa inaan hab dhawaaq dheer kulahadlo cidkastoo xadhigaaas ka masuula, waxaan leeyahay dhalinta dareenkooda ha fogaynina, dadka dhagaysta, eedaha waxtarka wata qaata kuwo kalena meel aad qaadaan yeesha, xabad iyo xadhig xal maaha.


Waxaa hubaala, hadii dadka qaar la xidhxidho, qaarna lo hanjabo, qaarna ladilo inaan wanaag jawaabtu noqon doonin. Marka wadanka Somaliland wuxuu ubaahanyahay madax ama hogaamiyayaal aragti dheer oo dulqaad iyo hogaamin fiican leh. Gabagabo ; Ilmaadeerayaalow, walaalayaalow, adeerayaalow, ninkaas walahi dulmi ayaa idinkaga socdee fadlan sii dayaa wuxuu qorayaana maaha wax xaqiiqdi dhib ku ah horumarka ama dambi ah. Ilaaahay ha ina garansiiyo khyrka.

Best regards

W/Q : Mubarik Mohamoud Ahmed

Tell: +2522-4477320

Hargeisa, Somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured