QAS-WADAYAASHA QASRIGA MADAXTOOYADA ?"QQM" : DOOD QARAN MA JIRTO

0
Wednesday December 25, 2013 - 21:27:13 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QAS-WADAYAASHA QASRIGA MADAXTOOYADA ?"QQM" : DOOD QARAN MA JIRTO

    QAS-WADAYAASHA QASRIGA MADAXTOOYADA ?"QQM" : DOOD QARAN MA JIRTO

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QAS-WADAYAASHA QASRIGA MADAXTOOYADA ?"QQM" : DOOD QARAN MA JIRTO Waxay ku qanciyeen Madaxwayne Siilaanyo inuu go?ankaas laga noqdo, waanu ka aqablay. Taasi waxay markhaati ka tahay in talada Somaliland ay gashay gacan kale oo aan loo igman
Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo Guddoomiye Ciro waxay dhawr cisho ka hor ku heshiiyeen in ?DOODA QARAN ? lagu qabto madal dhex-dhexaad ah ? National Academy?. Waxa kale oo go?aan wada jir ah soo saaray saddexda Xisbi Qaran. Heshiiskaasi wuxuu soo af-jaray muran muddo dheer jiitamaayay, bulshada Somalilandna way ku faraxday. Nasiib daro, heshiiskaasi wuxuu u cuntami waayay Qaswadayaasha Qasriga Madaxtooyadda ? QQM? oo lagu tilmaamo : 1) Wasiir Xaashi 2) Wasiir Xirsi 3) Xildhbaan Mareexaan iyo ?. Waxay ku

qanciyeen Madaxwayne Siilaanyo inuu go?ankaas laga noqdo, waanu ka aqablay. Taasi waxay markhaati ka tahay in talada Somaliland ay gashay gacan kale oo aan loo igman .Go?amada is-burinyaa ee kasoo baxayaa Madaxtooyadda & Kulmiye, waxa hubaal ah inay Somaliland jar ka tuuri donaaan , haddii aan la iska qaban oo aan si wadajir ah looga soo horjeesan .Waxa intaa dheer, farogelinta joogtada ah eek u hayaan Golaha Wakeeladda.
Ali Ibrahim-Baqdaadi , Toronto



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured