Soo dhawayntii Madaxweynaha ee Reer Tog wajaale balanqaadyadii xukuumada Madaxweyn Siilaanyo iyo biyo la,aanta Wajaale FG Qaybtii 1aad

0
Tuesday December 24, 2013 - 21:45:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1000
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soo dhawayntii Madaxweynaha ee Reer Tog wajaale balanqaadyadii xukuumada Madaxweyn Siilaanyo iyo biyo la,aanta Wajaale FG Qaybtii 1aad

    Soo dhawayntii Madaxweynaha ee Reer Tog wajaale balanqaadyadii xukuumada Madaxweyn Siilaanyo iyo biyo la,aanta Wajaale FG Qaybtii 1aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soo dhawayntii Madaxweynaha ee Reer Tog wajaale balanqaadyadii xukuumada Madaxweyn Siilaanyo iyo biyo la,aanta Wajaale FG Qaybtii 1aad

Mudane maxaweynedegmada tog wajaale oo ah Goob istaratijiya islamarkaana ah xarunta ganacsi ee ugu wayn somaliland marka laga reebe hargaysa ahna xudunta iyo muraayada laga dheehankaro dalka ayaa waxa jirta degmada tog wajaale inaanay lahayn adeegyadii bulshada ee asaasiga u, ahaa nolosha aadamaha oo ay uguhorayso biyaha iyo caafimaadka oo labadaba la,aantood aanla noolaan karin magaalada oo aan lahayn hospital iyo

ceelbiyood ayaa waxa dadwaynaha reer tog wajaale

dhibaato kahaysataa xaga caafimaadka magaalada oo

aan lahayn hospitallagu dabiibo dadka bukaanka ah waxa kale oo dadweynaha reer tog wajaale kaaga fadhiyaan abaalkii ay kuu galeen markaad ahayd musharaxa madaxweyne nimo ee xisbiga kulmiye iyaga oo kuugu hiiliyay ccodkoodii qaaliga ahaa ee aad xilaagaa u baahnayd iyaga oo maalkood maskaadoodii iyo muruqoodiiba kuuhuray waxaa lagaaga fadhiyaa balamihii aad qaaday markaad ahayd Gudoomiyaha xisbiga kulmiye oo aanad noqon abaalaawe danttisa kugaadhay waxaanad balanqqaday inaad ugu horayn

fulindoonto biyaha balse aanay suurta galin madaxweyne hadii aad fuliso balnqaadyadaadii dadwaynaha reer togwajaale waxay diyaar u yihiin inay marlabaad kudoortaan sida ay daacada kuugu yihiin inaanay siyaasikale kugu doorsanayn hadadaad ka runsheegto balaqaayadaadii marnaba kama suurgtawdo reer tog wajaale inay kuugu yimaada dhadhamo maalin ah balse dadka reer wajaale iyo odayaashooda iyo dhalinyaradooda ay ka go,antahay inay marwalba danta guud ka doorbidaan danaha gaarkaa iyaga oo dhaqaalaha uugubada Somaliland kazoo galo marinka tog wajaale marka laga reebo dekeda Berbera marnaba kamay

surtawdeenbeelaha bariga ee Somaliland balaayiin lacaga oo dawlada uga sooxerooda cashuuro aan iyaga waxba loogu qabanayn balse anagu anaga oo ilaalinayna maslaxada dalka iyo ta dadka iyo danaha caamka ah waxaan marwalba kula talinaa dadka reer togwajaale in mar uun laga bixi doono cidhiidhiga dhulkeenana ay fadhido nimco oo loo samro hadaba magaran la,a reer wajaale inay wax macaaridaan balse madaxweyne dadku wayku doorteen adna way kusugayaan

Waa Qallinkii Maxamed C/laahi Qombor

Tog Wajaaletellphone 00252634177785




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured