TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

0
Monday December 23, 2013 - 19:45:02 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

    TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN-IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN 23/12/2013-Hargeysa
Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum Mahdi Ibraahim Xaaji Khayre oo ku geeriyooday 23/12/2013 Dalka Jabuuti laguna aasay.
Madaxwayne ku-xigeenku waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii uu ka baxayna inuu samir iyo iimaan ka siiyo, Marxuumkana janatu fardawsa ka waraabiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured