Cali Mareexaan iyo Salaadiin ka soo jeeda New Hargeysa oo Madaxtooyaddu soo siisay Tiyaatarkii Cumar Caydiid dhistay

0
Saturday December 21, 2013 - 16:32:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 958
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Mareexaan iyo Salaadiin ka soo jeeda New Hargeysa oo Madaxtooyaddu soo siisay Tiyaatarkii Cumar Caydiid dhistay

    Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxtooyadda ayaa la sheegayaa in ay soo siisay qayb ka mid ah Tiyaatarka Hargeysa Xildhibaan Cali Mareexaan, C/laahi Geel-jire iyo laba Suldaan oo ay isku shaqaystaan si ay macaash buuran uga helaan.Talaabada Xukuumaddu ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxtooyadda ayaa la sheegayaa in ay soo siisay qayb ka mid ah Tiyaatarka Hargeysa Xildhibaan Cali Mareexaan, C/laahi Geel-jire iyo laba Suldaan oo ay isku shaqaystaan si ay macaash buuran uga helaan.Talaabada Xukuumaddu ku siisay Kooxdan magaca Hargeysa(xogreebnews.com- Madaxtooyadda ayaa la sheegayaa in ay soo siisay qayb ka mid ah Tiyaatarka Hargeysa Xildhibaan Cali Mareexaan, C/laahi Geel-jire iyo laba Suldaan oo ay isku shaqaystaan si ay macaash buuran uga helaan.Talaabada Xukuumaddu ku siisay Kooxdan magaca Xukuumadda ku qadhaabata ayaa la sheegayaa inay ka gadoodeen Beesha Cumar Caydiid oo ah Ganacsadihii hore Tiyaatarka loo siiyey ee dhisay, waxaanay nidar ku mareen in ay ku Dili doonaan haddii kooxdaasi u soo dhawaato.

Warar hordhac ah oo aanu ka helnay arrintan ayaa sheegaya Koox ka soo jeeda Beesha Ina Caydiid in ay galeen gudaha Tiyaatarka iyagoo ku hubaysan Boobayaal fudud si ay uga hortganaa gardarada iyo Boobka ay madaxtooyadda Somaliland usoo qortay kooxda maafiyadda ah ee dhamaysay mashaariicdii Dalka oo dhan.
Madaxtooyadda ayaa Ooda ka qaaday in ay Dhulkii iyo Hantidii Dawladda ku faraqdo koox yar oo ay gadhwadeen ka yihiin Inamadii Qal-qaaliga ahaa ee C/raxmaan Cirro sheegay in Madaxtooyadda laga soo diro, waxaana toddobaadakan oo kali ah iska soo daba dhacaya Digreetooyin aan la garanayn cida Madaxweyne Siilaanyo ka soo saxeexaysa maadaama oo uu sanadkan oo kali ah dhawr jeer iska soo daba saaray digreetooyin uu ku mamnuucayo Dhulka iyo Guryaha Dawladda in la bixiyo.
Xaruntii Net-fish ee Berbera, Library-gii kali ahaa ee ay Ardayda Reer Somaliland wax ku akhrisan jirtay ee Gaandi iyo BOOS-ta ku dhegsan Saldhiga Dhexe ayaa mar kali ah la soo wada siiyey Ilma Faarax Xarbi, halka maantana laga yaabo inuu dhiig ku daato Tiyaatarkii Cumar Caydiid Malaayiinka Dollar kaga baxeen ee dhawrka jeer dagaalku ka dhacay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured