KULAAN LAGAAGA HADLAY WAX-YEELADA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA QABSOOMAY HARGEISA,

0
Thursday December 19, 2013 - 15:38:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KULAAN LAGAAGA HADLAY WAX-YEELADA GUDNIINKA FIRCOONIGA AH OO KA QABSOOMAY HARGEISA,

    Dadka ka shaqeeya gudniinka fircooniga waxaay kasoo jeedaan beelah la hayb sooco,suldaan naasir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadka ka shaqeeya gudniinka fircooniga waxaay kasoo jeedaan beelah la hayb sooco,suldaan naasir

Hargeisa(xogreebnews.com-munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Hargeisa oo ay soo qaban-qaabisay ha”yeedda Vosomwo oo ka hawl-gaashay dalka oo ay is kaashina wadda leeyihiin,ururka nafiis,ayaa lagu soo bandhiigay wax-yeelada u leeyahay fircooniga,Kulaan kaasi oo ahaa mid faa”iido u leh dadka ayaa ugu horeyn,waxaa ka hadlay guddoomiha ururka wadiga ah ee Vosowonimco Iid Salaan oo ka warantay marxaladiihi u soo maray urur-koodu, ayaa ku dheeratay wax-yeelada u bulshada ku hayo gudniinka fircooniga ahii ,marwo Nimco ayaa ka dhawaajisay in fircoonigu dhiibaato ku hayo dalka sidoo kale waxaay xustay in siminnerkani gaar u yahay beelaha laga tiraadabadan yahay,waxayna tidhii”kulaan-keenani waxaa u gaar u yahay beelaha laga tiirada badan yahay oo ah kuwo iyaagu ku shaqaaysta oo quutal daruuri ka raadsada in oo camal ay ku xoog sadan loo sameeyo weeyan oo dhaqaale lo ururiyo,waxaa ay yihiin beelahan la hayb socoo,marwo nimco waxaay intaas ku dartay in aanu joogsan doonin wacyig eelinta ay ka dhex wadaan Bulshada”.

Waxaa kalo kulaan kaas ka hadlay guddoomiha ururka nafiis waa si weyn iga digtay in la isticmaalo in googoyo Hablahawadan jidh-kooda ayaa waxaana ay ku dardaartayin bulshada guud ahaan laga tirtiiro dhaqan kan casrul jaahiiliga ah,ayaado hoosta ka xariiqday waxyeelooyin badan oo u leeyahay gudniinka fircooniga ahii.

Wasiir ku xigeenka wasaradda arrimaha bulshada marwo shukri xariir xandulle ayaa ku dheeraatay si ay muhiim u tahay wax ka qaabashada iyo daryeelida haweenka dhinaca horumarka lana xoojiyo sidii lo dabar jari lahaa wax yeelooyinka lsoo gaadhsiiyo haweenka iyaado xustay In la joogo wakhtigi la dabar gooyn lahaa udniinka wasiirku waxaay hoosta ka xariiqday in casrul jaahiligi iyo manta way dadku ka baxeen waxyeeloyinka ku lammaana fahamka Diinteena suubaan oo an ogooleynin la googooyo haweenka,”hadaa waxaa la jooga xilli la fahmay diinteena oo la sadaaliyay in u gabo-gaabo yahay ba jaayilnimadii waxaa jiiray wakhtiga dhawr iyoi dideetanaadkii ayaa waxaa jiiray in wadaada ay tirsanaayeen oo afar sheikh kuyuu lo geli jiray”iyaado si wadaata hadalkeeda waxay tidhii”

dhalinyaro intay geed ka boodo ayay talo ka boodaan, oo ay dayacaan masuuliyada saaran,iyo inay noqdaan dhiig cusub iyo awood iyo karti wax weyn ka qabta carqladaha qarankan hortaagan

waxaan kula dardaar maya bulsha inay ka waantooban taallooyinka qaaloocan iska ilaaliya .

waxaa kalo goobtaas ka hadlay suldaan naasir oo kamid ah,MADAX-DHAQAMEEDKA SOMALILAND AYAA SI WEYN IGA DIGAY waxyeelada soo gaadha hablahaa gudniin ka fircooniga wuxuuna hoosta ka xariiqay in bulshada laga tiirada badan yahay ay shaqo ka dhiteen gudniinka,suldaanku waxaa u xukuummada ka codsadayinay dhaqaale sidii logu abuuri lahaa laga hawl gaallo

xogreebnews.com

office

Hargeisa/Somaliland

Cabdi casiis bashiir nuur

Chief editor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured