Nacholas Kay Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Xukun Ay Ku Rido Aafar Saxafi ,Codsadayna In Ay Xayiiraadda Ka Qaado Wargeyska HUBAAL+Baaq Kaleena U Dirtay Soomaaliya

0
Wednesday December 18, 2013 - 18:47:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nacholas Kay Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay Xukun Ay Ku Rido Aafar Saxafi ,Codsadayna In Ay Xayiiraadda Ka Qaado Wargeyska HUBAAL+Baaq Kaleena U Dirtay Soomaaliya

    Muqdisho(xogreebnews.com-wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Nacholas Kay qoraal u soo saaray ku sheegay somaliland in ay ka waantoowdo tacadiga warbaahinta,si u nabad gaallo dimu-quraadiyad oo u sheegay in somaliland tirtiiraysa,isla markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Nacholas Kay qoraal u soo saaray ku sheegay somaliland in ay ka waantoowdo tacadiga warbaahinta,si u nabad gaallo dimu-quraadiyad oo u sheegay in somaliland tirtiiraysa,isla markaana U sheegay saxafadda Muqdisho(xogreebnews.com-wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Nacholas Kay qoraal u soo saaray ku sheegay somaliland in ay ka waantoowdo tacadiga warbaahinta,si u nabad gaallo dimu-quraadiyad oo u sheegay in somaliland tirtiiraysa,isla markaana U sheegay saxafadda IYO XORIYADA HADALKA wuuxuna xukuumadda ku eedeeyay xadgudub saxafadeed mr Nacholas Kay qoraal waxaa ka jawaabayay qoraal ay dhawaan la sheegay in somaliland u dirtay asaago xusey in ay siweyn ula shaqeeyaan ummada lakiin waxaa u si weyn igu eedeeyay xadgudubka tacadiga somaliland ka dhacaaya asaago so qaatay weerarki lagula kacay xaruunta wargeyska Hubaal,waliibana lo geystay dhawac kasoo gaadhay gacan.

XUKUUMADDA KULMIYE DABADEED LAMA BAANO!! Axmed Cali Ibrahim Sabeysemr kay waxaa somaliland ka codsaday inay xooriyad buuxda siiso afar saxafi oo ay kula kacday xadgudub ka dhan ah shaqadooda asaago uga digay maxkammad ay la raadinayso Mr kay sidoo kale waxaa u ku waaniiyay in dhawrto oo ay dulqaad muujiiso saxafada wuxuuna ka codsaday in la fuuro xaruunta wargeyska HUBAAL.,
dhanka kale waxaa baaq caalami ah u jeediyay dawlada soomaaliya waxaanu ka digay dagaalo ka socda goobolada shabeelada
wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay ayaa u jeediyay dowladda federaalka ee Soomaaliya inay si dhab ah ula tacaasho dhacdooyinkan,waxana uu inta ku daray baaq uu ku diray in ciidanka dowladda ay jooga goobaha ay dagaallada ka socdaan ay noqdaan kuwa isku dhaf ah oo xushmaynaya sharciga iyo kala dambeynta.
Nacholas Kay waxaa uu sidoo kale qoraalkisa ku soo qaday inuu soo dhoweenayo dadaallada socda ee lagu xallinayo khilaafaadyada jira, isagoo sidoo kalena soo dhoweeyay walaaca uu muujiyay madaxweyne Xassan Sheekh ee ku aaddan dagaallo beeleedyada socda.
Intaas kaddib waxaa uu ugu baaqay dowladda inay si buuxda u baarto waxa dhacay, ayna caddaaladda hor keento kuwa jebiyay sharciga,dowladda ayuu sidoo kale ugu baaqay inay ilaaliso dadka sida xaqa u leh dhulka iyo deegaanka,waxana uu inta ku daray inuu Odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiye beeleedyada ay qeyb ka qaatan xalka lugu damin karo coolaadahi oo u dhexeya beelo wada degga gobollada.
xogreebnews.com- Muqdisho Office



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured