“Inta Jidku kuu Jiro ayuu Horumarkuna kuu Jiraa”xirsi cali xaaji xasan

0
Monday December 16, 2013 - 19:55:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 994
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Inta Jidku kuu Jiro ayuu Horumarkuna kuu Jiraa”xirsi cali xaaji xasan

    Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasarada madaxtooyada somlailand ayaa ka warbixiin qiimo leh soo dhigay bogga u ku leeyahay facebook kasoo u kagaga waramay guushu inaay ku xiidhan tahay ,Saaka saacado kahor waxaanu socdaal ku tagnay jidka isku xid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasarada madaxtooyada somlailand ayaa ka warbixiin qiimo leh soo dhigay bogga u ku leeyahay facebook kasoo u kagaga waramay guushu inaay ku xiidhan tahay ,Saaka saacado kahor waxaanu socdaal ku tagnay jidka isku xidhi doona Hargeisa Hargeisa(xogreebnews.com-wasiirka wasarada madaxtooyada somlailand ayaa ka warbixiin qiimo leh soo dhigay bogga u ku leeyahay facebook kasoo u kagaga waramay guushu inaay ku xiidhan tahay ,Saaka saacado kahor waxaanu socdaal ku tagnay jidka isku xidhi doona Hargeisa iyo Sallaxley, ujeedada safarkan oo ahayd dardar galin iyo u kuur galida xaalada shaqo ee ka socota jidkan ayaa ku soo dhamaaday rajo fiican iyo wax-qabad muuqda.
Waxaa hubaal ah in muftaaxa horumarku yahay waddooyinka oo la samaysto hadbana inta uu jidku kuu jiro horumarkuna kuu jiro.

Waxaa farxad ah in shacabka reer Somaliland maanta meel ay jooganba ay ku foogan yihiin hirgalinta waddooyin cusub oo dalku yeesho, taaso macnaheedu noqonayo in aynu ku sii durkayno nolol horumar badan leh.
Jidkan isku xidhi doona Sallaxley iyo Hargeysa, waa jid muhiimad wayn u leh dalka iyo dadkiisaba Insha Allahu maalin dhawna guul inoogu dhamaan doona.
Ka xukuumad ahaan waxaanu diyaar u nahay taageerida, dhiirigalinta iyo garab joogsiga jid kasta oo ay bulshadu wado, si aan u helno dal isku xidhan oo dadkiisu si sahlan iskugu gudbi karaan
Waxaan u hambalyeynayaa bulshada qaybaheega kala duwan ee u guntaday hirgalinta jidkan isla markaana marinaya meel wanaagsan oo bushaaro leh.
Aynu duco iyo duunyaba ku taageerno Waddooyinka dalka ka socda waayo maalinba mid ayaad u baahan tahay in aad marto.
xirsi cai xaahi xasan Wa Bilaahi Tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured