Xisbiga UCID Oo La Sheegay Inuu Qoraal Uu Boobe Yuusuf Ducaale Kaga Dalbanayo Magacaabidda Xoghayaha Guud U Gudbiyay

0
Monday December 16, 2013 - 19:43:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 951
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID Oo La Sheegay Inuu Qoraal Uu Boobe Yuusuf Ducaale Kaga Dalbanayo Magacaabidda Xoghayaha Guud U Gudbiyay

    Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in uu Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) uu u gudbiyay qoraal uu kaga dalbanayo inuu noqdo Xoghayaha guud ee Xisbi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in uu Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) uu u gudbiyay qoraal uu kaga dalbanayo inuu noqdo Xoghayaha guud ee Xisbigaasi, ka dib markii uu dhawaan is casilay Xoghayihii hore Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse Hargeysa (xogreebnews.com- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa la sheegay in uu Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) uu u gudbiyay qoraal uu kaga dalbanayo inuu noqdo Xoghayaha guud ee Xisbigaasi, ka dib markii uu dhawaan is casilay Xoghayihii hore Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse)
Ilo-xogogaal ah ayaa sheegay in Guddoomiye Faysal Cali Waraabe uu gudbiyay qoraalkaasi, balse aan ilaa hadda jawaab ah aanu Boobe ku soo celin Xisbiga UCID.

Boobe Yuusuf Ducaale ayaa muddooyinkii u dambeeyay Saxaafadda Madaxbanaan ku soo bandhigayay Qoraalo uu ku soo bandhigayo Dhaliilaha dul-hooganaya Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kaas oo kaga hadlay Duruudaha ku gedaaman Xaaladda Siyaasadeed ee Somaliland xiligan ku sugan tahay.
Boobe Yuusuf Ducaale ayaa haddii u Xilkan qabto, waxa sii xoogaysan-doonta Mawjadaha Mucaariadnimo ee Xukuumadda KULMIYE la kulantay, iyadda oo Xiligii Xilka laga qaaday ay Bulshaddu ka dharagsan tahay sifaha loo maray Xil ka qaadistiisii.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured