“Madaxweynuhu Waxa Uu Xisbiga Ku Og-yahay Muuse Biixi Cabdi, Markaa Musharaxa Xisbiguna Waa…”..Jaamac Shabeel

0
Monday December 16, 2013 - 18:53:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Madaxweynuhu Waxa Uu Xisbiga Ku Og-yahay Muuse Biixi Cabdi, Markaa Musharaxa Xisbiguna Waa…”..Jaamac Shabeel

    Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbi-xaakimka Kulmiye Jaamac Shabeel, ayaa sheegay in nabadgelyada dalku ay marayso meel wacan, isla markaana waxa uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo masuuliyada xisbiga ku og-yahay Muuse Biixi C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(xogreebnews.com-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbi-xaakimka Kulmiye Jaamac Shabeel, ayaa sheegay in nabadgelyada dalku ay marayso meel wacan, isla markaana waxa uu sheegay in Madaxweyne Siilaanyo masuuliyada xisbiga ku og-yahay Muuse Biixi Cabdi. Jaamac Shabeel oo xalay warkan siiyay Tv-ga Horn-Cable, waxa uu sheegay inay magaalooyinka ay ka jiraan dhalinyaro khatar ku ah nabadgelyada, waxaanu tilmaamay in xukuumaddu ay wado dedaalo badan oo xagga siyaasada arrimaha dibadda ah waxaanu yidhi, “Soomaalidu waxay tidhaahdaa war-lahayaa xiiso malaha.
Horta nabadgelyada gudaha ee dalku way wannaagsan tahay, inkastoo ay jirto Ciyaal loo taag-layahay inkastoo aanu samaynayno dedaal badan hadday tahay xagga siyaasadda arrimaha dibadda. Marxalada xisbiga Kulmiye ku sugan yahay waa xaalad xisbi kasta oo dimuqoraadiya maraayo, markaa dimuqoraadiyada ayaa iska leh wajiyo badan oo kala duwan.” Jaamac Shabeel waxa kale oo uu hadalkiisa sii raaciyay. “Madaxweynuhu waxa uu xisbiga ku og-yahay Muuse Biixi Cabdi, markaa musharaxa xisbiguna waa Madaxweynaha oo isaga ayaa sharaxan.

xogreebnews.com-Hargaysa Office Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured