KULAN LA SHEEGAY IN LOGU GAR-QAADAAYO MASUULINTA WASARADDA WARFAAFINTA OO JILBAHA LAYS DHIGAY,dhegeyso

0
Sunday December 15, 2013 - 21:05:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KULAN LA SHEEGAY IN LOGU GAR-QAADAAYO MASUULINTA WASARADDA WARFAAFINTA OO JILBAHA LAYS DHIGAY,dhegeyso

    Hargaysa (xogreebnews.com)-Wasiirada Xannaanada Xoolaha iyo Hawlaha Guud ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali iyo C.risaaq Khaliif Axmed oo ahaa Gudi uu Madaxweynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa (xogreebnews.com)-Wasiirada Xannaanada Xoolaha iyo Hawlaha Guud ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali iyo C.risaaq Khaliif Axmed oo ahaa Gudi uu Madaxweynaha Somaliland Hargaysa (xogreebnews.com)-Wasiirada Xannaanada Xoolaha iyo Hawlaha Guud ee Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali iyo C.risaaq Khaliif Axmed oo ahaa Gudi uu Madaxweynaha Somaliland u soo Xilsaaray Xalinta Cabasho Mudooyinkii u danbeeyay ka dhex aloosnayd Kaamboolka Wasaarada Warfaafinta Gaar ahaan Telefishanka Qaranka ayaa maanta Kulankoodii 1aad la Qaatay Madaxqaybeedyada Telefishanka Qaranka .
Madaxqaybeedyada ayaa far weyn ku muujiyay Cadaalad daro, Eex, Qof Jeclaysi iyo Nidaam Qabyaaladeed oo dhex yaala Telefishanka Qaranka,Waxaa kale oo ay Sheegeen inaanu Jirin Qorshe iyo Siyaasad Maamul oo lagu Wada Shaqeeya taasina ay tahay sida ay ku doodeen ta markastaba Sababta in Khilaaf uu ka dhex Curto Wasaaradan isla markaana loo baahan yahay sidii Xal Deg deg ah looga gaadhi lahaa iyo Weliba sidii loo simi lahaa Xuquuqda Shaqaalaha taas oo ahayd Soo Jeedin uu hore u balanqaaday Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured