Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo lagu aasay Maanta Tuuladii uu ku dhashay ee Qunu

0
Sunday December 15, 2013 - 19:30:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii hore ee Dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo lagu aasay Maanta Tuuladii uu ku dhashay ee Qunu

    QUNU(xogreebnews.com-Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo muddo toddobaad laga joogo ku geeriyooday geeriyooday deegaan magaalada Johannesburg ayaa maanta lagu aasay deegaankii uu ku dhacay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Easter

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QUNU(xogreebnews.com-Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo muddo toddobaad laga joogo ku geeriyooday geeriyooday deegaan magaalada Johannesburg ayaa maanta lagu aasay deegaankii uu ku dhacay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Eastern Cape. QUNU(xogreebnews.com-Madaxweynihii hore ee dalka Koonfur Afrika, Nelson Mandela oo muddo toddobaad laga joogo ku geeriyooday geeriyooday deegaan magaalada Johannesburg ayaa maanta lagu aasay deegaankii uu ku dhacay ee QUNU oo ka tirsan gobolka Eastern Cape.
Maydka Mandela ayaa waxaa galbiyay ciidammo gaar ah oo loogu talogalay iyadoo markii loo qaadayay godka lagu aasayo loo riday madaafiic lagu maamuusayo, waxaana inta aan la aasin goobta ka hadlay madax Afrikaan ah iyo siyaasiyiin kale oo ay isku dhaaweyeen.

“Nelson Mandela waxaad na bartay inaan xallinno khilaafadyada oo aan dalkeenna ka dhigno mid horumarsan... waxaad na bartay inaan ka samarno carada iyo aar-gudashada... waxaad na siisay rajo iyadoo aysan rajo jirin,” eryadan waxay ka mid ahaayeen hadal uu goobta ka jeediyay madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jacob Zuma.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured