LABA KA MID AH HAWL WADEENADA WARGEISKA HUBAAL OO LASIIDAAYAY IYO XAYIIRAADI OO WALI SAARAN JARIIRADA

0
Sunday December 15, 2013 - 19:07:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LABA KA MID AH HAWL WADEENADA WARGEISKA HUBAAL OO LASIIDAAYAY IYO XAYIIRAADI OO WALI SAARAN JARIIRADA

    Hargeisa(xogreebnews.com-laba ka mid ahaa hawl-waddeadi dhowaan laga qabtay xaruunta wargeyska hubaal oo ay galabnimadi jimcihii ay la wareegen ciidamada RR-du ayaa lagu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-laba ka mid ahaa hawl-waddeadi dhowaan laga qabtay xaruunta wargeyska hubaal oo ay galabnimadi jimcihii ay la wareegen ciidamada RR-du ayaa lagu Hargeisa(xogreebnews.com-laba ka mid ahaa hawl-waddeadi dhowaan laga qabtay xaruunta wargeyska hubaal oo ay galabnimadi jimcihii ay la wareegen ciidamada RR-du ayaa lagu waramaya inay sii daayeen laba saxafi kuwaaso muddo laba caano maal ah ku xidhna saldhiga Hargeisa,Suxufiyiinta oo magacyadoodu ay kala yihiin Mustafe Cabdilaahi Faro iyo Cismaan Axmed Cismaan ayaa 48 saacadood ka dib xorriyadoodii dib u helay, ka dib markii ay ciidamada RRU-du xabsiga u taxaabeen, hasayeeshee wariyeyaashan aan la sheegaya in laga reebay Kombuyataradii ay ku shaqaynayeen.

Dhinaca kale Wargeyska Hubaal ee ka soo baxi jiray Magaalada Hargeysa ayaan ilaa hada soo bixin ka dib markii ay ciidamadu xoog kula wareegeen.
Sanadkan hada gabogabada ku dhaw ee 2013-ka ayaa warbaahinta madaxa banaan ugu suntan in ay xukuumadda kala kulmeen tacadiyo aan xad lahayn.
Markii labaad ayaa wargeyska hubaal ay xukuumadu xayiraad ku soo rogtay iyada oo xabsigana u taxaabtay wariyeyaal badan.
xogreebnews.com-office Hargeisa somaliland
cabdi casiis bashiir nuur cheif editor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured