MADAXWEYNE FAROOLE OO KUSOO FOOL LEH BADHAN CAAWA IYO XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA AMUUSAN WAA MAXAY SABABTU?

0
Sunday December 15, 2013 - 18:36:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE FAROOLE OO KUSOO FOOL LEH BADHAN CAAWA IYO XUKUUMADDA SOMALILAND OO KA AMUUSAN WAA MAXAY SABABTU?

    waday qabanqaabo loogu jiro soo dhawaynta madaxweynaha Puntland Faroole oo la sheegay inuu safarkiisu dabada ku hayo ololaha Doorashada madaxtooyada, kaas oo ka ololayn doona

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waday qabanqaabo loogu jiro soo dhawaynta madaxweynaha Puntland Faroole oo la sheegay inuu safarkiisu dabada ku hayo ololaha Doorashada madaxtooyada, kaas oo ka ololayn doona Hargeysa, (xogreebnews.com- Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa la sheegay inuu socdaal ugu soo jeedo degmada Badhan ee bariga Sanaag oo todobaadkan uu sidoo kale socdaal ku yimid Raysal Wasaarihii hore ee Somalia Cabdiwali Cali Gaas oo ka mid ah murashaxiinta jagada madaxtinimada ee maamul goboleedka Puntland u tartamaysa.
Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dad goob joog ah oo ku sugan degmada Badhan ayaa sheegay in labadii maalmood ee u dambeeyay degmada Badhan laga

waday qabanqaabo loogu jiro soo dhawaynta madaxweynaha Puntland Faroole oo la sheegay inuu safarkiisu dabada ku hayo ololaha Doorashada madaxtooyada, kaas oo ka ololayn doona todobaadkan Degmada Badhan ee bariga Sanaag oo ka tirsan Somaliland.
Waxa kale oo wararku tibaaxayaan in Cabdiraxmaan Faroole sidoo kale ay qorshaha ugu jirto inuu socdaal ku yimaado Degmada Talleex ee Gobolka Sool oo dhawaan ciidamadiisa iyo maleeshiyo ka soo jeeda deegaanku ku dagaalameen, isla markaana dagaalkaasi lagaga xoog roonaaday maleeshiyada deegaanka ee Khaatumo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured